Ahmed Yohaanes

Ahmed Yohaanes Waxaan kusoo gudbin doona golasha kulamada anagoo soo dhigeyna Story pagekeena follow me

Ciyaartoyada aan suuq walba kala iibsi ah arko waxaa ka mid ah Lukaku Iyo Morata.Waan ka yaabay Xili ciyaareed walba Naa...
11/08/2026

Ciyaartoyada aan suuq walba kala iibsi ah arko waxaa ka mid ah Lukaku Iyo Morata.

Waan ka yaabay Xili ciyaareed walba Naadi cusub waliba lukaku isagaa Kooxihiisa la dagaalama😂

Omar Artan oo waraysi bixiyay ka hor kulanka Finalka.-Tani waxay noqon doontaa ciyaartaydii ugu horreysay ee Yurub, Inaa...
10/08/2026

Omar Artan oo waraysi bixiyay ka hor kulanka Finalka.

-Tani waxay noqon doontaa ciyaartaydii ugu horreysay ee Yurub, Inaad hesho waayo aragnimo cusub xusuuso qurux badan samaysato isla markaana waxyaabo cusub barato mar walba waa wax wanaagsan.

-Markii aan helnay warkan, aniga iyo qoyskayga waxay noo ahayd farxad aad iyo aad u weyn Waxaa Yurub iyo Austria ku nool bulsho Soomaaliyeed oo aad u badan waxaana ay aad ugu faraxsan yihiin inaan garsoore ka noqdo ciyaar sidan u weyn.🤩

🫡Omar waa Qofkii u horeeyay ee aan European ahayn ee dhex dhexaadiya ciyaarta Finalka UEFA Super Cup.

Nasiib Wacan Omar.

💣💣BOOM: Arsenal ayaa heshiiska shaqsiga la gaadhay Vini Jr.War wayn weeye.
31/07/2026

💣💣BOOM: Arsenal ayaa heshiiska shaqsiga la gaadhay Vini Jr.

War wayn weeye.

🔜 Arsenal waxay ku dhowdahay inay dhamaystirto saxiixa Bruno.Labada koox ayaa ku dhow inay ka heshiiyaan lacag dhan 80M.
30/07/2026

🔜 Arsenal waxay ku dhowdahay inay dhamaystirto saxiixa Bruno.

Labada koox ayaa ku dhow inay ka heshiiyaan lacag dhan 80M.

YAN DIOMANDE ayaa kusoo laabtay tababarko kooxdiisa RB Leipzig Wali ma cada inuu heshiiskii kooxda Madrid dhamaaday.
27/07/2026

YAN DIOMANDE ayaa kusoo laabtay tababarko kooxdiisa RB Leipzig Wali ma cada inuu heshiiskii kooxda Madrid dhamaaday.

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨:Arsenal ayaa ka fakaraysa u dhaqaaqista Vini Jr ayadoo wali labada koox ka hadlin lakin dhamaan madaxda ayaa isk...
25/07/2026

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨:Arsenal ayaa ka fakaraysa u dhaqaaqista Vini Jr ayadoo wali labada koox ka hadlin lakin dhamaan madaxda ayaa isku raacsan

ornstein

😂 Waxaa la dhahay Yarkan Cismaan diamond Man city iyo Arsenal ayaa xitaa hoos kala hadlaya isaga xitaa Tellkooda ma fiir...
25/07/2026

😂 Waxaa la dhahay Yarkan Cismaan diamond Man city iyo Arsenal ayaa xitaa hoos kala hadlaya isaga xitaa Tellkooda ma fiirinayo
-Warkaas ani been ayaan moodayay ilaa saaka hada Fabrizio ayaaba cadeeyay, H**e Liverpool ayuu numberkooda block ku qabtay.

Yarka PLka Muxuu uga cararaa?

25/07/2026

130M ma u qalmaa Ninkan😂

Walalka Madeuka waaye ha igu soo deg degin ku dhahayaa

🚨🚨𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Rodri Heshiiska shaqsiga wuu la gaadhay Real Madrid Hada heshiiska labada naadi ayaa dhiman
25/07/2026

🚨🚨𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Rodri Heshiiska shaqsiga wuu la gaadhay Real Madrid Hada heshiiska labada naadi ayaa dhiman

💣💣💣💣💣: Yan Diomande Ayaa ogolaaday ku biirista Real Madrid. Xtra
25/07/2026

💣💣💣💣💣: Yan Diomande Ayaa ogolaaday ku biirista Real Madrid.

Xtra

Adresse

Harsefeld
21698

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ahmed Yohaanes erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Ahmed Yohaanes senden:

Verknüpfungen

Teilen