Daadir warfaa

Daadir warfaa Sports und Life

Shine culay ka qariya  natiijadaan baluu iska dhaadhiciyaye kooo
07/07/2021

Shine culay ka qariya natiijadaan baluu iska dhaadhiciyaye kooo

03/07/2021

Wax ka ogow aAhmed Ducaale Geele Xaaf waayo iska daa inuu galmudug wax u qabtee ma yahay qof caruurtiisa xaqooda iska ilaalin kara kuwuu dhalayna dhibta udiidi kara .
Lasoco dhamaan xaqiiqda xaaf ku gadaaman

02/07/2021

Brown Harfo samir badanaa intaa waxbuu qorayaa cidina ma riraahdo xay ka walax tahay 😅😅😅😅

02/07/2021

Nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban waxaan qoslaa markuu Daahir calasow aan la aqown ciduu sacad ka yahay uu rabo inuu sozial media iskula simo wadani ab iyo isir dalkaan u huray asagoo ujeedadiisu tahay just inloogu soo hal qabsado lkn mid ogow duunyada was labo kkkkk

Sanad guuro wacan cawaalowSanadka sanadkiisa ilaahay barwaaqo iyo nabad hanagu gaarsiiyo
30/06/2021

Sanad guuro wacan cawaalow
Sanadka sanadkiisa ilaahay barwaaqo iyo nabad hanagu gaarsiiyo

06/06/2021

Farmaajo oo soo labanaya iyo somalilaand oo la wada yeelan waayay iyo sool ooo.....
Kabtan ayuub

share und like

05/06/2021

Kabtan Ayuub 🤣🤣🤣Dumarka howshooda iyo gartoda dumar kalaa yaqaana kkkk 🤣🤣

25/05/2021

Maxaa ka aamin santaay jaylka
Inuu ku indho iyo dhago tiro

24/05/2021

Kabtan Ayuub iyo Cabdi Dhaanto qosalkii aduunka Gugundhabe 🤣🤣🤣🤣

23/05/2021

Keine Kommentare

24/04/2021

Adresse

Am Frankenberg
Hamburg
21077

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Daadir warfaa erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen