Ahmaad Zawaaj

Ahmaad Zawaaj Born Mogadishu & raised, humanitarian activist motivator, correspondent for Ahmaad Zawaaj Channel

Ukraine ayaa bilowday inay beegsato xarumaha iyo warshadaha taageera barnaamijka hawada ee militariga Ruushka, oo ay ku ...
04/09/2026

Ukraine ayaa bilowday inay beegsato xarumaha iyo warshadaha taageera barnaamijka hawada ee militariga Ruushka, oo ay ku jiraan xarumaha isgaarsiinta satellites ka, goobta Plesetsk iyo warshadda samaysa gantaallada Soyuz.

Ujeeddadu waa in la wiiqo awoodda Ruushka ee satellites ka, sirdoonka, isgaarsiinta iyo hagidda drones ka iyo gantaallada.

Tani waxay muujinaysaa in dagaalku si tartiib ah uga gudbayo furimaha dagaalka, una sii fidayo kaabayaasha istiraatiijiga ah ee gudaha Ruushka.

Iran ma adeegsan kartaa gantaallo si ay u miino dhigto Strait of Hormuz?Maraykanka ayaa sheegay in Iran ay isku dayaysay...
31/08/2026

Iran ma adeegsan kartaa gantaallo si ay u miino dhigto Strait of Hormuz?

Maraykanka ayaa sheegay in Iran ay isku dayaysay inay miinooyin badeed ku daadiso marinka muhiimka ah ee Strait of Hormuz, iyadoo adeegsanaysa gantaallo.

Haddii arrintani dhacdo, waxay khatar weyn gelin kartaa maraakiibta ganacsiga iyo maraakiibta shidaalka, waxayna saameyn ku yeelan kartaa suuqa shidaalka iyo dhaqaalaha caalamka.

Laakiin khubaradu waxay weli ka doodayaan sida farsamadan militari dhab ahaan u shaqeyso.
Hormuz waa marin yar, laakiin wuxuu muhiim u yahay dhaqaalaha adduunka.

Mareykanka ayaa weeraray saldhigyo  Iran leedahay oo ku yaalla Larak Island, isagoo sheegay inay ka hortagayaan diyaar g...
31/08/2026

Mareykanka ayaa weeraray saldhigyo Iran leedahay oo ku yaalla Larak Island, isagoo sheegay inay ka hortagayaan diyaar garow Iran ay ku sameynaysay miinooyin lagu carqaladeynayo maraakiibta maraysa Strait of Hormuz.

Iran ayaa jawaab ahaan weerartay saldhigyo ciidamada Mareykanka ku leeyihiin Jordan, iyadoo sheegtay inay tahay aargoosi.

Jordan waxay sheegtay inay qabatay 8 gantaal.
Iran sidoo kale waxay sheegtay inay beegsatay saldhigga Al Minhad ee UAE, balse UAE way beenisay in saldhigga la weeraray, iyadoo sheegtay inay qabatay drone ka tamid Iran.

Aabe waxaan rabay inaan ku guuleysto Koobka Adduunka, si aan mid kale kuugu keeno , laakiin waan awoodi waayay.wax walib...
12/08/2026

Aabe waxaan rabay inaan ku guuleysto Koobka Adduunka, si aan mid kale kuugu keeno , laakiin waan awoodi waayay.

wax waliba wa isku dayey, awoodeyda ayaa isigu geeyey lkn ima suurta galin ina qaado adiga dartaa koobkaas.

hadda waad geeriyotey Aabe waxan ku rajayna naxariis .
Guulahayga ayaa qeyb ka aheed naftada ayaa ihurtey ma ogi sida aan kugu ilaawi doono waan ku jeclahay Aabe.
-Leonel Messi.

Hooyo lagu magacabo Adaa oo 98 jir ah aya u wareegetey  xarun dadka waayelada ah lagu xananeyo uu ku jirey wiilkeeda Tom...
02/08/2026

Hooyo lagu magacabo Adaa oo 98 jir ah aya u wareegetey xarun dadka waayelada ah lagu xananeyo uu ku jirey wiilkeeda Tom oo 80 jir ah , si ay halkaas wada jir ula noolaato wiilkeeda asna waayelka ah.

Dareenka hooyanimada wa mid cajiib ah, ma gaboowo ilaa geeri ay kaa wado mooyaane.

Markii Gucci xabsiga galayay, wuxuu xaaskiisa siiyay 2 milyan oo doolar si ay iyada iyo ilmahooda ugu daryeesho. Lacagti...
01/08/2026

Markii Gucci xabsiga galayay, wuxuu xaaskiisa siiyay 2 milyan oo doolar si ay iyada iyo ilmahooda ugu daryeesho.

Lacagtii way maalgelisay, waxayna u beddeshay 6 milyan oo doolar.

Dhowr sano kadib, markii Gucci xabsiga laga sii daayay, waxay dib ugu celisay lacagtiisii.
Ilaa maanta weli way wada joogaan.
Kalsoni iyo wadajir looga gudbey xaalado adag .

28/06/2026

Ma ogi inu soo mari doono Galmudug, hogamiye adiga cml ah oo ka shaqeen kara dad isku wadka iyo horumarka deegaanka.

Vini Jr has been named Man of the Match in the three matches he has played.How do you see it?
25/06/2026

Vini Jr has been named Man of the Match in the three matches he has played.

How do you see it?

When legends meet. Who’s your favorite in this photo?
21/06/2026

When legends meet. Who’s your favorite in this photo?

12/06/2026

Ninka raga ah waa kii qaladkiisa kasoo laabto , kuwa qabyaalda wadoow ka digtoonaada .

Adresse

Gummersbach

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ahmaad Zawaaj erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Ahmaad Zawaaj senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie