Arsenal FC Somali Fans

Arsenal FC Somali Fans Welcome to the ARSENAL FC SOMALI FANSโšช๏ธ๐Ÿ”ดโค๏ธ.

โ˜พ๏ธŽBismillahโ˜ฝ๏ธŽ

๏ฟฝMarka h**e kusoo dhawoow boga taageerayasha gunners ee ku baxa afka soomaaliga

๏ฟฝHel warbixinno la hubo xigashana leh laguna kalsoonaan karo, waxaa halkaan diyaar ku ah adminno fara fudud kuwaas oo har iyo habeen diyaar la ah qancinta taageerayasha ayagoo daqiiqad walba jecel inay soo gudbiyaan warar sax ah.

โ˜Ÿ๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽKala soco halkaan.

โžชWararka kooxda.
โžชBarnaamijyo xiisa Ieh.
โžชArr

imaha suuqa kala iibsiga
โžชTaariikhda kooxda iyo ciyaaryahanada
โžชBarnaamijyo todobaadle ah
โžชIyo falanqeynta kulamada kooxda iyo tebintoodaba

๏ฟฝ Howshaas adag waxaa isku xil saaray taageerayal jecel inay adinka idin soo gudbiyaan wararka, adigana haka hilmaamin inaad kusoo biirto si ay dhiiragelin ugu noqoto (MAHADSANID)

๐‘ซ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’•๐’Š๐’Š๐’ ๐’˜๐’‚๐’‚๐’… ๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚๐’…๐’”๐’‚๐’๐’•๐’Š๐’‰๐’Š๐’Š๐’ ๐’”๐’Š๐’…๐’‚ ๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’‚๐’‡๐’•๐’‚ ๐’†๐’† ๐’‚๐’‚๐’… ๐’Š๐’๐’๐’๐’๐’‚ ๐’”๐’๐’„๐’๐’•๐’‚๐’‚๐’ ๐’˜๐’‚๐’’๐’•๐’Š ๐’˜๐’‚๐’๐’ƒ๐’‚

#๐‘ด๐’‚๐’‚๐’Ž๐’–๐’๐’Œ๐’‚ ๐’ƒ๐’๐’ˆ๐’‚

Cashirkii qab-yada ahaay hadda ayaa si fiican loo dhameystiraa..Canโ€™t wait ๐Ÿ˜œ๐Ÿคโค๏ธ
27/08/2026

Cashirkii qab-yada ahaay hadda ayaa si fiican loo dhameystiraa..

Canโ€™t wait ๐Ÿ˜œ๐Ÿคโค๏ธ

โšช๏ธ๐Ÿ”ด๐ŸšจWaa arsenal kooxaha ay ku wajihi doonto champions league.Letโ€™s go arsenal ๐Ÿคโค๏ธโค๏ธ.Mustaf
27/08/2026

โšช๏ธ๐Ÿ”ด๐ŸšจWaa arsenal kooxaha ay ku wajihi doonto champions league.

Letโ€™s go arsenal ๐Ÿคโค๏ธโค๏ธ.

Mustaf

27/08/2026

โšช๏ธ๐Ÿ”ด๐Ÿšจ๐Ÿšจ Arsenal ayaa aadi doonta Bayern Munich.

27/08/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐ŸšจREALMADIRD ayaa imaan doonta emirates stadium.

GOOD BYE GABBY๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿฅฒ๐Ÿฅฒ
27/08/2026

GOOD BYE GABBY๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿฅฒ๐Ÿฅฒ

๐Ÿ”บ๐Ÿ”ดCawada waxaa dhacaayo isku aad-ka champions league..kooxdee jeclaan laheyd in aan isku aragno league phase-ka.aniga ah...
27/08/2026

๐Ÿ”บ๐Ÿ”ดCawada waxaa dhacaayo isku aad-ka champions league..

kooxdee jeclaan laheyd in aan isku aragno league phase-ka.

aniga ahan - kooxaha laliga ka ciyaaro madrid ama barca waliba away in aan noqono ayaan jeclaan lahaay..

๐Ÿ”ดโšชXAALADA DHAAWACA...- arteta ayaa sheegay in ezri konsa uu kooxda si fiican ula tababartay diyaar-na u yahay in uu kuso...
27/08/2026

๐Ÿ”ดโšชXAALADA DHAAWACA...

- arteta ayaa sheegay in ezri konsa uu kooxda si fiican ula tababartay diyaar-na u yahay in uu kusoo bilowdo.

- Bruno ayaa kooxda la qaatay tababar buuxa laakiin waxa uu u badan yahay in la helo kulanka soo socdo.

intaas ka dib arteta ayaa ku daray in martinelli iyo jesus ay la tacaalayaan arimo shaq-si.

mustaf.

26/08/2026

โšช๏ธ๐Ÿ”ด๐Ÿšจ Wararka kaso baxaya gudaha Atletico Madrid ayaa sheegaya in arsenal iyo atletico ay qiimaha isku af garteenโ€ฆ!!

Letโ€™s see ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

โšช๏ธ๐Ÿ”ด ๐— ๐—”๐—๐—ข๐—ฅ ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š MAJALADA [MARCA] ayaa shaaca ka qaaday in Alvarez uu hadda ku fikiraayo in u aqbalo dalabka arsenal k...
26/08/2026

โšช๏ธ๐Ÿ”ด ๐— ๐—”๐—๐—ข๐—ฅ ๐—•๐—ฅ๐—˜๐—”๐—ž๐—œ๐—ก๐—š MAJALADA [MARCA] ayaa shaaca ka qaaday in Alvarez uu hadda ku fikiraayo in u aqbalo dalabka arsenal ka dib warkii kasoo baxay Madaxda Atletico Madrid maanta.

Xigasho [Marca]

The original trio who gave us hope. Only one remaining ๐Ÿ’”
25/08/2026

The original trio who gave us hope.

Only one remaining ๐Ÿ’”

Adresse

Schwalbengraben 118
Frankfurt
35576

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Arsenal FC Somali Fans erfรคhrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fรผr andere Zwecke verwendet und Sie kรถnnen sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Arsenal FC Somali Fans senden:

Verknรผpfungen

Teilen

Kategorie