Karama Tv

Karama Tv Ku Soo Dhawoow Channelka Karama Tv Waxaad Ka Daawan Doontaa Warar muqaalo Ku Xiisa Galin Doona

09/10/2025

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

03/09/2023

"Somaliland inta wanaagsan cimrigoodu wuu gaaban yahay qaar ayaa naga dhiman la'a " Xil Maxamed Abiib.

03/09/2023

XASAASI:-Abuukaate Jeelle oo ah Saaxiibka qaaska ah ee Abuukaate Dudaaye oo si adag u weeraray Xeer ilaalinta iyo Hantidhawrka waxba k**a Jiraanna ku tilmaamay Eedeynta Muwakilkiisa.

25/08/2023

Daawo jabkii ugu waynaa oo soo gaaray Maantay Ciidamada Soomaliland ee Goojacade laga qabsaday Iyo guulaha SSC khaatumo.

25/08/2023

"In Maanta la qabto taliyaheenii waynaa..."Inan Da'yar oo fariin u dirtey Madaxweynaha,Jabhada Gacan libaax iyo Mucaaridka

25/08/2023

Taliye Cabdi Madoobe iyo Saraakiisha SSC Khaatumo oo ka hadlay guusha dagaalkii iyo Sida loo qabtay Faysal Cabdi Bootaan (Daawo)

20/08/2023

Leo Messi Waxkasta Waa Qaday

20/08/2023

Maxay tahay waxa uu ku fekeraayo Jürgen Klopp kadib casaankii Alexis Mac Allister.

Xigasho/Ciyaarbile

22/01/2023

Man City Burburisay Wolves, iyo Haaland Oo Dhigay Tariikh Aan Horay Lo Arag.

20/01/2023

Nasriin star Man City Oo Sameyay Wax Aan Macquul Aheyn. Awooda Cusub Ee Haaland.

Tababaraha Man City ee Pep ayaa taageero u muujiyay dhiggiisa Chelsea ee Graham Potter ka dib kulankii caawaChelsea ayaa...
08/01/2023

Tababaraha Man City ee Pep ayaa taageero u muujiyay dhiggiisa Chelsea ee Graham Potter ka dib kulankii caawa

Chelsea ayaa ka hartay tartanka FA Cup-ka ka dib guul darro afar gool ah oo ay kala kulmeen Man City , taasi oo sii xumeysay xaaladda xilli horay uga hareen EFL Cup-ka iyadoo horyaalkana ku jiraan booska 10-aad

Ka dib kulanka ayuu Pep yiri ” waqti hala siiyo , kooxaha waa weyn natiijada guulaha waa muhiim balse waxaa qasab ah in aad waqti siisaan”
“Waxa uu Brighton ka soo qabtay cajiib ayay aheyd balse macalin waliba waqti ayuu u baahan yahay , Barcelona markii aan tagay laba xilli ciyaareed uma baahneyn waayo Messi ayaan haystay waa igu filneyd taasi” ayuu sii raaciyay macalin Pep.
“Marka City ku jirto xaalad wacan xaaladda sahal ma aha waliba garoonkooda joogaan kaliya ma aha Chelsea koox waliba ayay ku adag tahay”.
Waxa uu uu yiri Pep” Graham Potter waqti hala siiyo, waa hubaal tayadiisa waad arkeysaan”.

Adresse

Frankfurt

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Karama Tv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie