Genaraalka guud ee gobalka hiiraan

Genaraalka guud ee gobalka hiiraan Baadicade 🇮🇨🇮🇨🇮🇨

02/09/2026

JAHILNIMO INTAN KA WEYNA MIYA JIRTO HADA WADAADAKAN SALAD MA TUKADA HADOW TUKADO NEH MAXOW KU TUKADAA 🤔🤔🤔🤔

01/09/2026

Lacagto iyada hadasho 🤣🤣🤣🤣

31/08/2026

GALJACEL XAGEE KU ILAAWDAY 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

30/08/2026

Iyaaa se Cml heee 🤣🤣🤣🤣🤣

29/08/2026

🤣🤣🤣🤣🤣🤣

28/08/2026

Mic Nar nar aha 🤣🤣🤣🤣🚜🚜🚜🚜

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Amb. Cabdirahiin Cabdi Abiikar, oo maanta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fed...
27/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Amb. Cabdirahiin Cabdi Abiikar, oo maanta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabeen Safiir Buuxa.

Amb. Cabdirahiin waa siyaasi khibrad dheer leh oo si mug leh uga soo shaqeeyay dalka, isagoo horey u soo noqday Wasiir laba jeer iyo Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Inta badan noloshiisa siyaasadeed iyo mid bulsho, wuxuu door muuqda ka qaatay horumarinta bulshada iyo hawlaha samafalka.

Magacaabistan qiimaha leh waxaa si weyn uga qayb qaatay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax, oo muujiyay hoggaan, matalaad dhab ah iyo dadaal joogto ah oo lagu xaqiijiyay hirgelinta arrintan.

Mudane Wasiir, dadaalkaaga iyo kaalintaada hoggaamineed waa mid mudan bogaadin iyo qaddarin.

Waxaan Amb. Cabdirahiin Cabdi Abiikar u rajeynayaa inuu xilkan cusub ugu adeego Qaranka Soomaaliyeed si daacadnimo, hufnaan iyo karti sare leh, kana soo dhalaalo waajibaadka loo igmaday.

Hambalyo mar kale, Amb. Cabdirahiin! 🇸🇴 Baadacadde community ✅ Hiiran weyna TV 24 Abdirahim Husu Mohamed

15/08/2026
04/08/2026

waxan la yaabanahay qof ayaa in Ow ku soo waco ku dhaha Ninkani Wowa xanuun san yahay iska dhaha hadow xanuun san yahay Dr xabeeb halageeyo Oo Dadka Nijastiisa ha laga dhex saro wa 40 jira Sas malin iyo habeen U cabada 🤔🤔🤔🤔🤔

03/08/2026

walaalow wax baro Oo School aada laguuguma karo ilaa iyo Gorme Rafadkan iyo TIKTOK u jireysa Oohin 😭😭😭🤣🤣🤣🤣🤣

Adresse

44145
Dortmund
ROBERTSTR15

Telefon

358465682179

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Genaraalka guud ee gobalka hiiraan erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen