21/07/2024
Alx dadaal dher kadib koobki germany sommer cup 2024 waxa maanta ku guuleystay Som Darmstadt
Ciyaartoydena waxan lenahay guuleysta mar walba inaad daadashen waxa daliil u ah
Biladihi mesha oo aad aruursaten
Top scoreraha koobka : Carlos
Best plyer : lafo
Best couch: Bulshaawi
Best Defender Tedhi