Hanad Page

Hanad Page This is a sports forum.⚽
(2)

Man City's Possible Team • Enzo Fernandez & Ayyoub Bouaddi 😱
09/08/2026

Man City's Possible Team • Enzo Fernandez & Ayyoub Bouaddi 😱

FULL TIME: manchester City 3 : 1  Atlético madridCayaarihii Pre-season-ka ayaa kusoo dhamaaday guulo qurux badan iyo kub...
09/08/2026

FULL TIME: manchester City 3 : 1 Atlético madrid

Cayaarihii Pre-season-ka ayaa kusoo dhamaaday guulo qurux badan iyo kubad ballan wadata.

Manchester City waxay si buuxda u maamulayeen Premier League 10-kii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay 😳⚔️Pep Guardiola 🐐
09/08/2026

Manchester City waxay si buuxda u maamulayeen Premier League 10-kii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay 😳⚔️

Pep Guardiola 🐐

🚨🔵🔴 Barcelona ayaa lagu wadaa inay dalab cusub u dirto Rodri maadaama ciyaaryahanka uu u sheegay Man City inuu doonayo o...
08/08/2026

🚨🔵🔴 Barcelona ayaa lagu wadaa inay dalab cusub u dirto Rodri maadaama ciyaaryahanka uu u sheegay Man City inuu doonayo oo keliya Barça.

Barça shaki kuma jiro kalsooni buuxda ayeyna isku qabaan jaanis kale ineysan heysan wey ogyihiin, iyagoo ka shaqeynaya lacagta k**a dambaysta ah.

Liverpool amaah kusoo qaadatay Ronald Araujo
08/08/2026

Liverpool amaah kusoo qaadatay Ronald Araujo

🚨🇦🇷 Geronimo Rulli ayaa tijaabada caafimaadka u mari doona Manchester City Isniinta kadib markii heshiis lala gaaray koo...
08/08/2026

🚨🇦🇷 Geronimo Rulli ayaa tijaabada caafimaadka u mari doona Manchester City Isniinta kadib markii heshiis lala gaaray kooxda OM.

Club statement to follow next.

Barca XI New Season Without Alvarez.Waa shaxda Barca sida noqon karto haddii Alvarez heli waayaan shaxdaan ayaaba cabsi ...
07/08/2026

Barca XI New Season Without Alvarez.

Waa shaxda Barca sida noqon karto haddii Alvarez heli waayaan shaxdaan ayaaba cabsi cabsi ah:

🚨🩵 Geronimo Rulli to Manchester City, here we go! Manchester City iyo Olympique Marseille ayaa ka heshiiyay qiimaha xidi...
07/08/2026

🚨🩵 Geronimo Rulli to Manchester City, here we go! Manchester City iyo Olympique Marseille ayaa ka heshiiyay qiimaha xidigaan.

Rulli wuxuu saxiixi doonaa heshiis laba sano ah oo gaaraya ilaa Jun 2028 iyo ikhtiyaar ilaa Jun 2029.

Rulli ayaa loo oggolaaday inuu u duulo Manchester si uu u dhameystiro caafimaadka.

Exclusive story from last week, confirmed.

Ayoub is coming⏳🩵🇲🇦
07/08/2026

Ayoub is coming⏳🩵🇲🇦

🚨🔵🔴 Wadahadallada tooska ah ee kooxaha Manchester City iyo Barcelona ee ku saabsan Rodri ayaa sii socda iyadoo Barcelona...
07/08/2026

🚨🔵🔴 Wadahadallada tooska ah ee kooxaha Manchester City iyo Barcelona ee ku saabsan Rodri ayaa sii socda iyadoo Barcelona ay diyaar u tahay inay horumariso dalabkeeda.

Dalabka furitaanka €45m iyo €5m oo dheeraad ah ayey soo diiday saaka kooxda Manchester City laakiin FCB wali way ka shaqeyneysaa iney dalabka kor u qaadaan.

Via Fabrizio Romano

Adresse

Berlin

Telefon

+252618576828

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hanad Page erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hanad Page senden:

Verknüpfungen

Hervorgehoben

Teilen

Kategorie