15/04/2026
Asc asxbta Haruun dhaqane abdulahi oo mudo bil ah si sharcidaro ogu xiran xarunta hayada Nisa ee dagmada baladxawo war away dhalanti dagmada oo dhiiga lahed nimanyahow hada manta walken harun aan uhilin weysan barito adinka kuxigo ogada wa inad dhalanyaro haruun ukacdan melwalbo aad jogtan dulmiga laguhesto wa inad kadidisan wabilahi towfiiq
Halgan United Soccer CLUB