Man utd fans

Man utd fans only United Fans like and fallow abdiqani

In honour of the Super Bowl this weekend, we're throwing it back to when Tom Brady visited Old Trafford 🙌🏈 NFL
12/02/2023

In honour of the Super Bowl this weekend, we're throwing it back to when Tom Brady visited Old Trafford 🙌

🏈 NFL

29/04/2022

🕋JUMMA🕌 MUBARAK 🕋

🌙RAMADAN💥MUBARAK🌙

⭐TO🌿ALL🕋MUSLIMS❤

💯AROUND💝THE WORLD🌎

Marcus Rashford ayaa dhaliyay laba gool kulan albaabadu u xirnaayeen  ee Man United  3-0 ay kaga badiyeen kooxda Blackbu...
06/10/2021

Marcus Rashford ayaa dhaliyay laba gool kulan albaabadu u xirnaayeen ee Man United 3-0 ay kaga badiyeen kooxda Blackburn Rovers maanta .

Welcome back Rashy dhabtii wax badan waalagu tabay..🔥

-✍updy qani baban

Fabrizio Romano: "Haddii xaaladdu ka sii darto toddobaadyada soo socda, is beddel ayaa ku imaan kara shaqada macalinimo....
04/10/2021

Fabrizio Romano: "Haddii xaaladdu ka sii darto toddobaadyada soo socda, is beddel ayaa ku imaan kara shaqada macalinimo."

Ma is leedahay Ole kulumadaan ku soo wajahan shaqadiisa wuu ku difaacan karaa?

✍codey man

Wll hadii aaad tahay tagero man united ah page-ka noo follow garey siina share garey🙏

“Bayern Munich, PSG, Real Madrid iyo Barcelona dhamantood todobadkan waa laga adkaaday, annagana ugu yaran waxan helnay ...
04/10/2021

“Bayern Munich, PSG, Real Madrid iyo Barcelona dhamantood todobadkan waa laga adkaaday, annagana ugu yaran waxan helnay bareejo, HaHaHaHaHa .

Mar qoslaaye Ole 😂

✍Updy qani baban

Ple page-ka like inoo saar

Man Utd qorshaha uguma jirto inay Ole Gunnar Solskjaer badasho xilligaan, xiriirna lama aysan sameyn maclimiin kale, bal...
04/10/2021

Man Utd qorshaha uguma jirto inay Ole Gunnar Solskjaer badasho xilligaan, xiriirna lama aysan sameyn maclimiin kale, balse hadii ay kasii darto xaalada kooxda isbuucyada soo socda waxaa macquul ah isbadal maclin in uu yimaado.

Xigasho: [Fabrizio Romano].



-✍updy baban
Ple page-ka like inoo saar🙏

DARAJO [RECORD]:Bruno Fernandes ayaa gaaray 50-goal Premier league oo dhalin iyo caawin iskuugu jirto 58-kulan uu kasoo ...
04/10/2021

DARAJO [RECORD]:

Bruno Fernandes ayaa gaaray 50-goal Premier league oo dhalin iyo caawin iskuugu jirto 58-kulan uu kasoo muuqday.

Kaliya Andy Cole [43-kulan], Alan Shearer [54-kulan] iyo King Eric cantona [54-kulan] kaga kulama yar in lagu gaaro 50-gool D/C iskuugu jirto.

Bruno waa nin ka tagay heerkii khadka dhaxe, asigoo ku heer naqday weeraryahanada.🤣

Waxba lagama qaban karo...



✍updy qani baban
Ple page-ka noo like garey❣❣🙏

Cristiano Ronaldo ayaa utagay kadibna soo hubiyay bal in nafi ku hartay ee uu noolyahay mid ka mid ahaa waardiyeyaasha g...
15/09/2021

Cristiano Ronaldo ayaa utagay kadibna soo hubiyay bal in nafi ku hartay ee uu noolyahay mid ka mid ahaa waardiyeyaasha garoonka ka dib markii darbo uu tuuray ay ku dhacday intii lagu jiray isku kululedntii kulanka xalay
Manchester United
Manchester United Somali Fans

Cristinano🙆‍♀️🙆‍♀️
Ple page-ka line inoo saar
noona share garey
Mahadsanidiin❣❣🙏

Cristiano Ronaldo ayaa utagay kadibna soo hubiyay bal in nafi ku hartay ee uu noolyahay mid ka mid ahaa waardiyeyaasha g...
15/09/2021

Cristiano Ronaldo ayaa utagay kadibna soo hubiyay bal in nafi ku hartay ee uu noolyahay mid ka mid ahaa waardiyeyaasha garoonka ka dib markii darbo uu tuuray ay ku dhacday intii lagu jiray isku kululedntii kulanka xalay

Cristinano🙆‍♀️🙆‍♀️
Ple page-ka line inoo saar
noona share garey
Mahadsanidiin❣❣🙏

Xiddiga Bruno Fernandes ayaa sheegay in ay kooxda Man United u baahantahay in ay si joogto ah qaab ciyaareed fiican u so...
03/01/2021

Xiddiga Bruno Fernandes ayaa sheegay in ay kooxda Man United u baahantahay in ay si joogto ah qaab ciyaareed fiican u soo bandhigto hadii ay doonayaan in ay ku guulaystaan horyaalka premier League markii ugu horaysay tan ilaa 2013.

Fernandes ayaa shaaca ka qaaday ka dib guushii Villa:”Dabcan haa, laakiin horyaalku wali wuu ka fogyahay dhamaadka sidaas darteed waa in aan si adag u tababarano waliba sii wadno guulaha”.

“Waa in aan sii wadno maskaxda guulaha”.

“Waa wakhti h**e in aan ka hadlno ku guulaysiga horyaalka laakiin hadii aan sii wadno guulaha Liverpool waan ku garaaci karnaa horyaalka”,

Wajantapoi

Viva galmudug
27/12/2020

Viva galmudug

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+905313319099

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Man utd fans publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager