Laberiya goos goos

Laberiya goos goos asxaabta hala soo follow gareeyo films

26/04/2024
🚨🔵🔴》Saadaasha qaar kamid ah saaxiibada ku xiran Page-kan ee kasoo aragti dhiibtay kulanka adag ee maanta dhex mari doono...
01/01/2024

🚨🔵🔴》Saadaasha qaar kamid ah saaxiibada ku xiran Page-kan ee kasoo aragti dhiibtay kulanka adag ee maanta dhex mari doono Maamul goboleedyada kala ah Banadir iyo Koonfur Galbeed.

Waa kuma saaxiibka aadiskusaadaaltihiin?

Fallow my Page Mursal Mane 10 👈

01/01/2024

Kulankii HIRSHABELLE 1 VS GALMUDUG 1

Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Galmudug iyo Hirshabeele Tartanka Maamul Goboleedyada.oo Ku guuleyso $40 Abaal marin a...
01/01/2024

Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Galmudug iyo Hirshabeele Tartanka Maamul Goboleedyada.
oo Ku guuleyso $40 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay Shirkadda Sarifka ee 1XBET Somali Football.

Si aad lacagta u heshid Buuxi dhamaan SHURUUDAHA 4 ah :👇👀

1️⃣. Follow Soo dheh Page-ka
2️⃣. Postiga 5 Group ku Shere Garey
3️⃣. Magacada Iyo Nambarkaada
4️⃣. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan Bilawan Kulanka Nasiib Wacan

.
.
.

AAN U DUCEYNO - AUN - IBRAAHIM MASCUUDSaaxiibkey, halyeeyga Gobolka Banaadir, qalbigeena k**a go'i doontid.Waxaan kugu x...
01/01/2024

AAN U DUCEYNO - AUN - IBRAAHIM MASCUUD

Saaxiibkey, halyeeyga Gobolka Banaadir, qalbigeena k**a go'i doontid.

Waxaan kugu xasuusan doonaa geesinimadi aad u hurtay Gobolka iyo sidii aad noo farxad galisay intii aad xirneed maaliyadaan.

Maantoo kale 3-sano ka hor ayuu nagu hogaamiyay koobka aan difaacaneyno ka Banaadir ahaan.

Maanta wuu naga hooseeyaa, aan u duceyno in alle janadiisa ku irsaaqo 🙏🏽🤲🏾🤲🏾

LEGEND FOR EVER 🤝🔥

CIYAARTOY LACAG LOO BALANQAADO ❌In ciyaartoy loo balanqaado lacag haduu gooldhaliyo waxey keeni kartaa wadashaqeyn la'aa...
01/01/2024

CIYAARTOY LACAG LOO BALANQAADO ❌

In ciyaartoy loo balanqaado lacag haduu gooldhaliyo waxey keeni kartaa wadashaqeyn la'aan kooxda ah & ka fikirka qof walba iskiis ee lacagta.

Siyaasiyiinta & bulshada kale ee balanqaadyada nuucaan ah sameeya waa ineysan kooxaha ula imaan waxyaabaha nuucaan ah.

Ballanqaadka waa iney kooxda dhan wada hesho si guusha iyo goolkaba loogu raadiyo si wadajir ah.

Goormaan ka weynaaneynaa waxaan 👋🏾

Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Galmudug iyo Hirshabeele Tartanka Maamul Goboleedyada.oo Ku guuleyso $40 Abaal marin a...
01/01/2024

Saadaali Kulanka Weyn ee u dheeya Galmudug iyo Hirshabeele Tartanka Maamul Goboleedyada.
oo Ku guuleyso $40 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay Shirkadda Sarifka ee 1XBET Somali Football.

Si aad lacagta u heshid Buuxi dhamaan SHURUUDAHA 4 ah :👇👀

1️⃣. Follow Soo dheh Page-ka
2️⃣. Postiga 5 Group ku Shere Garey
3️⃣. Magacada Iyo Nambarkaada
4️⃣. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan Bilawan Kulanka Nasiib Wacan

Idiris Bilaal Ayaa dhaliyay goolka Xulkeena.🇸🇴🇸🇴Insha allaah guusha waa Somalia
28/11/2023

Idiris Bilaal Ayaa dhaliyay goolka Xulkeena.🇸🇴🇸🇴

Insha allaah guusha waa Somalia

28/11/2023

soomalia
gooooooooooool

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252611188948

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Laberiya goos goos publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager