Faysal Qoobey

Faysal Qoobey Kala soco wararka ciyaaraha kuwii ugu dambeeyey, Falaaqeen ku saleysan aqoon iyo waayo aragnimo sports ah, fadlan comments, share.

like,fallow mahadsanidiin asxaabta dhamaantiin.

bal mexee noogu qosleen sas dhan mey ujabeen laba manchester🤣🤣
28/08/2026

bal mexee noogu qosleen sas dhan mey ujabeen laba manchester🤣🤣

UCL NIGHTS ARE HERE .. horta kooxdaas hoose Chelsea miyaa mise indhaheyga lee waaye 😁😁😁
27/08/2026

UCL NIGHTS ARE HERE ..
horta kooxdaas hoose Chelsea miyaa mise indhaheyga lee waaye 😁😁😁

fc koorno hal ciyaartooy oo wax laga siiyo mala wayay koorno iyoh fooro waa bilad lagu bixiyaa midkoo taageere Arsenal a...
25/08/2026

fc koorno hal ciyaartooy oo wax laga siiyo mala wayay koorno iyoh fooro waa bilad lagu bixiyaa

midkoo taageere Arsenal ah kulaha sanadkaan lacipka aduunka Rice wye🤣🤣🤣

captain Bruno🛑✅

Cole Palmer Ha iska taagnaado ma dhahnaa mise midaa u kicinee
25/08/2026

Cole Palmer Ha iska taagnaado ma dhahnaa mise midaa u kicinee

45daqiiqo ayaa kuqiimeyay chelsea isku xirkeeda cadi mhn sanadkan Arsenal iyo chelsea ayuu kadhexeyaa horyaalkan✍️✅
24/08/2026

45daqiiqo ayaa kuqiimeyay chelsea isku xirkeeda cadi mhn sanadkan Arsenal iyo chelsea ayuu kadhexeyaa horyaalkan✍️✅

24/08/2026

Odaygii hadda Manchester muu rabaa inuu xaraasho

23/08/2026

Liverpool dhexdeeda iskaga orod cadi ah wye wado wye bee goal nah walagu leyhy🤣🤣🤣

Mxaa iiga qariseen Harry Maguire waa ii dhuuntay dhib ma lahan kulamada h**e iskuleyln lee waaye suuqa weli waa ku jirna...
22/08/2026

Mxaa iiga qariseen Harry Maguire waa ii dhuuntay dhib ma lahan kulamada h**e iskuleyln lee waaye suuqa weli waa ku jirnaaa

ciyaarta le idiin maceenaa mahee meel kuqoro 2/3 wye ciyaartaan✅👊
22/08/2026

ciyaarta le idiin maceenaa mahee meel kuqoro 2/3 wye ciyaartaan✅👊

kulahaa shadoorkaan jaceylka uu kooxda u qabo Bari waa dheelaa hal difaac bidix lee igu soodara horyaalkaan waaba qaadne...
21/08/2026

kulahaa shadoorkaan jaceylka uu kooxda u qabo Bari waa dheelaa hal difaac bidix lee igu soodara horyaalkaan waaba qaadnee🛑👊

Adresse

Jamaal Abdinasir Street , Mogadishu
Democratic Republic Of The

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Faysal Qoobey publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Faysal Qoobey:

Raccourcis

Partager

Type