Man United Somalia Fans

Man United Somalia Fans Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Man United Somalia Fans, Équipe sportive, Democratic Republic of the.

David Ornstein oo ka hadlaya xaaladda dhaqaale ee Manchester United ayaa yiri:“Ciyaartoy iska iibsha si kuwa cusub loo k...
10/01/2025

David Ornstein oo ka hadlaya xaaladda dhaqaale ee Manchester United ayaa yiri:

“Ciyaartoy iska iibsha si kuwa cusub loo keeno.’ Arrinta taa way ka duwan tahay. Waxaa la ii sheegay in Manchester United aysan bishan wax dhibaato ah ku qabin xeerarka maaliyadda ee UEFA (PSR). Taas micnaheedu waa in kooxda aysan khasab ku ahayn inay ciyaartoy iska fasaxaan si ay kuwa cusub u soo iibsadaan, maxaa yeelay xaaladdooda dhaqaale hadda way fiican tahay. Waxay awood u leeyihiin inay ciyaartoy soo iibsadaan haddii loo baahdo, iyagoon jebin xeerarka maaliyadeed.”

United iyadoo ciyaartoy iska iibin way soo iibsan kartaa kuwa cusub lakiin waxay samaynaysaa qashin bixin.

-Updinazir Mohamett󱢏

Adresse

Democratic Republic Of The
NAIROBI

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Man United Somalia Fans publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager