10/27/2022
๐นChuma Kaream โค๏ธ
Hadal afkada ka Soo Baxo waxaa ugu fiican Saliga nabiga scw โค๏ธ ๏ทบ.
โ Alle weyne Raxmaanka ah Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow Ku saliya Nabiga Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha Ahaatee......
(Suuradda Al-Azhab:
โ Wuxuu Yiri Raasuulku (๏ทบ):
Qofkii igu saliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer. (W.W.Muslim)
โ Wuxuuna Yiri Raasuulku ๏ทบ :
Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}. (W.W.Abuu_Daawuud 2041)
โ Wuxuuna Yiri Raasuulku (๏ทบ):
Bakhaylku waa ka agtiisa la igu
sheegay een igu salliyin.
(W.W.Tirmidi iyo Qayrkiis)
Wll aan kusalino suubanahena muxamed
Share ๐
โฅ๏ธ ุงูููู
ุตู ุนูู ู
ุญู
ุฏ ูุนูู ุขู ู
ุญู
ุฏโฅ๏ธ
๐จ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐๐น๐ถ๐บ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ต ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฐ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ธ ๐ธ๐๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐
๐ถ๐ถ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐น๐ฅโค๏ธ๐