Abdishakuur Shakra

Abdishakuur Shakra Waa Chanel Aadka helikarto Sports-ka Dalka iyo dibda.
(1)

Kala sareynta Horyaalka Heerka koowaad ee Jubbaland
09/05/2026

Kala sareynta Horyaalka Heerka koowaad ee Jubbaland

09/04/2026

Macallin Cabdiqaadir Bo, taatikada iyo qorshaha ciyaarta uu sameynayo waa heer sare.

Sida uu ciyaarta u maamulayo, weli lama arag macallin sidan oo kale u shaqeeya

Inta aan indhaheenna ku aragnay sanadihii ugu dambeeyay, kubadda cagta Jubbaland waxay gashay marxalad cusub. Tan iyo ma...
09/04/2026

Inta aan indhaheenna ku aragnay sanadihii ugu dambeeyay, kubadda cagta Jubbaland waxay gashay marxalad cusub.

Tan iyo markii uu hoggaanka sare ee xiriirka kubadda cagta Jubbaland qabtay Guddoomiye Qaldaan, waxaa muuqday isbeddel dhab ah oo dhinacyo badan taabanaya.

Tartamada oo kordhay, kooxaha oo helaya fursado badan, ciyaartoyda oo la dhiirrigelinayo, iyo bulshada reer Jubbaland oo si weyn ugu soo jeesatay garoomada waxay dhammaantood astaan u yihiin kobaca kubadda cagta.

Mahadsanid Gudoomiye qaldaan.

Kulankii Galabta Kasiima 1-2 Dekedaha Horyaalka Heerka koowaad Ee Jubbaland.
09/04/2026

Kulankii Galabta Kasiima 1-2 Dekedaha Horyaalka Heerka koowaad Ee Jubbaland.

09/04/2026

Ahmed diini bandhigiisu waa heer-sare

09/03/2026

Kulankii Galabta Jcci 2-2 Koban Fc.

Diyaaraddu way kacday, Guddoomiye Qaldaan ayaa hormuud ka noqday horumarinta kubbadda cagta Jubbaland,
09/03/2026

Diyaaraddu way kacday, Guddoomiye Qaldaan ayaa hormuud ka noqday horumarinta kubbadda cagta Jubbaland,

Horyaalkaan wuxuu u egyahay Horyaal ay qaadi doonto Kooxda JBC Adiguna ma igu raacsan tahay? 👇
09/02/2026

Horyaalkaan wuxuu u egyahay Horyaal ay qaadi doonto Kooxda JBC Adiguna ma igu raacsan tahay? 👇

Boo iyo taatiko makala haraan😂
09/02/2026

Boo iyo taatiko makala haraan😂

Wax walbo hada waa ay ka siman yihiin Macalin caato iyo macalin Caatoole
09/02/2026

Wax walbo hada waa ay ka siman yihiin Macalin caato iyo macalin Caatoole

Address

38 Country Hill Dive
Kitchener, ON

Telephone

+252617797399

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdishakuur Shakra posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category