23/06/2024
𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Ian Maatsen wuxuu noqon doonaa ciyaaryahan Aston Villa heshiis 37.5 milyan ginni ah oo kaga yimid Chelsea 🔵
Heshiiskii lagu gaadhay heshiis 6 sano ah oo socon doona ilaa Juun 2030 oo mushahar lagu heshiiyey iyo sidoo kale la dhammeeyey caafimaadka.
Chelsea waxa ay helaysaa lacag dhan 37.5 milyan ginni waxana ay Omari Kellyman kula soo wareegtay 19 milyan ginni heshiis ka duwan kii Aston Villa, dhamaantood waa la dhameeyay.