Newcastle Somali Fans

Newcastle Somali Fans Waxaan Idiin Soo gudbin doona wax kasto oo kooxdena Burnley ku saabsan

Newcastle ayaa ciyaari doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda markii ugu horeysay tan iyo 2003 🌟, I can’t b...
22/05/2023

Newcastle ayaa ciyaari doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda markii ugu horeysay tan iyo 2003 🌟, I can’t believe 😊

FT: Newcastle v Leiceter City 0-0 waxaa daawaday ciyartii ugu waynayd xilli ciyaaredkan hal koox garoonka sidee rabta ka...
22/05/2023

FT: Newcastle v Leiceter City 0-0 waxaa daawaday ciyartii ugu waynayd xilli ciyaaredkan hal koox garoonka sidee rabta ka samaysanaysa Newcastle ayaa sideebrabta ciyaarta ka yeelatay goolka ayaa diiday balse markii ugu horeeysay taariikhda Champions league tan iyo 2003 ayay ciyaari doonaan,

Dulyare

RASMI, best team our team Newcastle United ayaa ciyaareysa Champions League xili ciyaareedka dambeWaa markii ugu horeysa...
22/05/2023

RASMI, best team our team Newcastle United ayaa ciyaareysa Champions League xili ciyaareedka dambe

Waa markii ugu horeysay tan iyo 2003 markaasna waxaa Captain u ahaa xidiga ugu goolasha badan Primier league ee Alan Shearer,

Kooxdaan inteena shidmin is diiwaangeli taageere.

✍️ Daadir Xasan Rooti!

Adres

Luitenant Lippenslaan 31
Antwerp
2140

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Newcastle Somali Fans nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen