Buuqdiid Foodball Clup

Buuqdiid Foodball Clup Kani Waa Page ka Rasmiga Ee Kooxda kubada cagta ee Buuqdiid

24/02/2026

Dabcan'Waan iska Diwangelinay Tartanka ᴋᴀᴀʀᴀᴀɴ ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴄᴜᴘ 2026 ᴇᴇ Garoonka Garooomada Moqadisho ǫᴏᴏʙᴅᴏʀᴇ sᴛᴀᴅɪᴜᴍ
🏆

Ugu Danbeyn Hambliyo Hambliyo Xidigaha G/C Ee1,©Sheikha 2,Anas Cubarsi3,Seid Cali ᴍᴀʜʀᴇᴢ 4,Seid Cali Daanya 5,Muscab G'K...
17/02/2026

Ugu Danbeyn Hambliyo Hambliyo Xidigaha G/C

Ee

1,©Sheikha
2,Anas Cubarsi
3,Seid Cali ᴍᴀʜʀᴇᴢ
4,Seid Cali Daanya
5,Muscab G'K

oo Noqday 🎖️ᴄʜᴀᴍᴘɪᴏɴs ᴋᴀ 🏆
Tartankii Buuqdiid Under-12 Cup 🏆 2025

Anigoo Kuhadlayo Afka Maamulka,Macalimiinta,Ciyaariyahanada, & Taageera Yaasha Kooxda Buuqdiid Waxaan Halkaan Mar 2-aad Mar 3-aad Uga Hambliyeyneynaa Xidigaha Ah Champions ka ee G/C

Ugudanbeyn"Sidookale Waxaan Halkaan Ku Bogaadinayaa (dhiiragelinayaa) Xidigaha G/A oo Kaalinta 2-aad Galay Koley Weyda'Daaleen
Dabcan Next Win Insha Allah

FULL-TIME Sonikey 2:6 BuuqdiidSaadaq ⚽🎯Yuukey Salmaan⚽🎯Yuukey Saadaq⚽🎯JamaalShamuuq⚽🎯SaadaqSalmaan⚽🎯ShamuuqSaadaq⚽🎯Salma...
29/01/2026

FULL-TIME

Sonikey 2:6 Buuqdiid
Saadaq ⚽
🎯Yuukey
Salmaan⚽
🎯Yuukey
Saadaq⚽
🎯Jamaal
Shamuuq⚽
🎯Saadaq
Salmaan⚽
🎯Shamuuq
Saadaq⚽
🎯Salmaan

ᴍᴀɴ ᴏғ ᴛʜᴇ ᴍᴀᴛᴄʜ
=☆sᴀᴀᴅᴀǫ ʙɪʟʟᴇ

Dhamaan Ciyariyahanada Udiwaangashan Buuqdiid Under14Sanadkaan 2026
24/01/2026

Dhamaan Ciyariyahanada Udiwaangashan Buuqdiid Under14
Sanadkaan 2026

23/01/2026

Dhamaan Kasooqeyb Galayaasha Xaflada D'A Furka Aad & aad Ayey Umahadsanyihiin Sharaf & Kraamo🙏💯

New ᴅʀᴇss From = Under14
23/01/2026

New ᴅʀᴇss From = Under14

Xidiga Numberka 18-aad  Qadka dhexe ee ʙᴜᴜǫᴅɪɪᴅ ᴜɴᴅᴇʀ-17 Dayax Toni Ayaa Ciyaartii shalay ee Vs ᴀʟ BAYAAN Dhaawac Ku see...
02/01/2026

Xidiga Numberka 18-aad Qadka dhexe
ee ʙᴜᴜǫᴅɪɪᴅ ᴜɴᴅᴇʀ-17 Dayax Toni Ayaa Ciyaartii shalay ee Vs ᴀʟ BAYAAN Dhaawac Ku seegay sababo ku aadan Lugta uu ka jabay Anigoo Kuhadlayo Afka Maamullka Macalimiinta Ciyaartoyda & Taagerayaasha Kooxda BUUQDIID FOOTBALL CLUP
Ciyaariyahan 𝐃𝐀𝐀𝐇𝐈𝐑 𝐃𝐀𝐘𝐀 | ᴅᴀʏᴀʜ ᴛᴏɴɪ
Waxaan urajeyneynaa In uu Cayo Kasoo kabsado Dhaawaca i.a Caafimaad Taam Ah Insha Allah

01/01/2026

Anoo Ah Marti isla bartii Kucunay Sabti wuu baxay9️⃣9️⃣ 😁👈

01/01/2026

ʙʏ ʙʏ 𝐀𝐟𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞 ʜᴇʟʟᴏ' Moqadisho

01/01/2026

ʜᴇʟʟᴏ"𝐀𝐅𝐆𝐎𝐎𝐘𝐄

Address

Chittagong Division

Telephone

+252613103521

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buuqdiid Foodball Clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Buuqdiid Foodball Clup:

Share

Category