26/03/2026
TACSI TIIRAANYO LEH.
( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
Kooxda Kubbada Cagta Midnimo Football Club waxey tacsi u direysa Qoyskii,qarabaadii iyo bahda kubbadda cagta,geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Maxamed Xuseyn Shiine (Carabey Buraale) oo ahaa halyey Sports,sidoo kale ahaa xoghayihii Naadiga Horseed SC.
Allaha ku abaalmariyo Janatul Ferdowsa.