Abdirahman Taatikadda

Abdirahman Taatikadda Hoyga kubadda cagta falnqeynteeda qiimeynteeda Sadaasheeda iyo Waxkasta oo la xidhiidha
(2)

Rodri ayaa la xidhiidhay Kabtanka Valencia ee Jose Gaya si uu uga raaligeliyo hadaladii kamradu qabatay isaga oo ku tilm...
09/09/2026

Rodri ayaa la xidhiidhay Kabtanka Valencia ee Jose Gaya si uu uga raaligeliyo hadaladii kamradu qabatay isaga oo ku tilmaamay Valencia koox liidata, Rodri ayaa cadeeyay in aanay ixtraam darro ka aheyn laakin ay aheyd kaliya Wadahadal daacad ah oo uu la yeeshay laacib kale oo ay ka wadahadlayeen dhacdooyinka Ciyaarta (Radio Catalunya)

Zidane oo ka hadlaya jaaniska Messi ee Balon do’rka” kun jeer Messi ayaan u codeyn lahaa , la yaabi maayo hadii uu sanad...
09/09/2026

Zidane oo ka hadlaya jaaniska Messi ee Balon do’rka” kun jeer Messi ayaan u codeyn lahaa , la yaabi maayo hadii uu sanadkan ku guuleysto Balon do’rka, Hadii wali ay jiraan dad ku muransan in Messi yahay ciyaariyahankii ugu wanagsana taarikhda Kubadda cagta, Qofkaasi meel kuma laha dunida kubadda cagta”

Taageryaasha Manchester city kuma faraxsana bandhiga Semenyo ee bilowga xilli ciyaareedka iyaga oo u arka ciyaariyahan B...
09/09/2026

Taageryaasha Manchester city kuma faraxsana bandhiga Semenyo ee bilowga xilli ciyaareedka iyaga oo u arka ciyaariyahan Bilaa faaido ah.

Waxan u fiirsaday in saxeexyada la sameeyay kadib magacaabista Hugo vianna ay yihiin kuwo aan loo bogin bandhigooda oo aan la jaanqaadin qaab ciyaareedka manchester city , Marmoush, Khusanov, Nico Gonzales, Donnarumma, Reijnders, Cherki, Ait Nouri, Marc Guehi, Trafford iyo saxeexyadi la sameeyay Xagaagan oo xilli ciyaaredkan la qiimeyn doono.

Guehi , Cherki, iyo Khusanov uun ayaa u muuqda kuwa ilaa imika lagu qanacsan yahay (3 dooda xitaa waxa soo maray waqtiyo adag ) waana waali kaliya 3 magac oo laga doortay dhowr iyo toban ciyaariyahan waxay isweydiin dhab ah ka keenaysa shaqada Hugo Vianna iyo Sidoo kale Ferran Soriano.

Maxaa Xoojinaya jaanisyada hanshada Balon do’rka maxaa sidoo kale wiiqi kara? Aynu isla eegno 5ta ciyaariyahan ee ugu ja...
09/09/2026

Maxaa Xoojinaya jaanisyada hanshada Balon do’rka maxaa sidoo kale wiiqi kara? Aynu isla eegno 5ta ciyaariyahan ee ugu jaaniska fiican.

Yaa u qalma Balon do’rka?Peter Cech” Messi jaanis fiican ayuu haystaa”
09/09/2026

Yaa u qalma Balon do’rka?

Peter Cech” Messi jaanis fiican ayuu haystaa”

Allegri” Runtii Arsenal waa mid kamid ah kooxaha aan xiiseeya daawashadooda, Gaar ahaan qaab difaacedkoodu waa heer sare...
09/09/2026

Allegri” Runtii Arsenal waa mid kamid ah kooxaha aan xiiseeya daawashadooda, Gaar ahaan qaab difaacedkoodu waa heer sare”

Jamie Carragher” Runtii ma arko Haaland oo gaadhi waayay 1000 Gool, waa weeraryahanka ugu fudud ee gaadhi kara rikodhkaa...
08/09/2026

Jamie Carragher” Runtii ma arko Haaland oo gaadhi waayay 1000 Gool, waa weeraryahanka ugu fudud ee gaadhi kara rikodhkaas, waligay ma arag ciyaariyahan lamid ah dhanka Gooldhalinta waayo waxkasta wuxu u sameeya si fudud oo bilaa dadaal ah, Caawa laba Gool oo away ah ayuu dhaliyay champions league Hadii weeraryahan kale sidaas sameyn lahaa waxay u noqon laheyd Habeen laga sheekeeyo Laakin isaga waxay u tahay wax Caadi ah”

Bar bilowga Maresca ee Manchester city 5 Kulan 4 Guulood1 Guuldaro
08/09/2026

Bar bilowga Maresca ee Manchester city

5 Kulan
4 Guulood
1 Guuldaro

Real Madrid ayaa kusoo laabatay wadada Guulaha kadib Guul adag oo ay ka gaadheen Inter ciyaar cajiib ah oo labada kooxod...
08/09/2026

Real Madrid ayaa kusoo laabatay wadada Guulaha kadib Guul adag oo ay ka gaadheen Inter ciyaar cajiib ah oo labada kooxodba sameeyeen jaanisyo badan, Sidii caadadu aheyd xilli ciyaaredkan Madrid waxay ku ciyaartay qaab ay u ogolaadeen kooxda kale in ay ciyaarta maamulato iyaguna ku weerartaman Countter oo si wacan ugu shaqeysay haafkii h**e Laakin Qeybtii danbe dhameystirka ayaa ka maqnaa.

Guushan Real madrid waxay abaal ugu hayn doonaan Courtois oo ahaa sababta kowaad ee Guusha isaga oo hor istaagay weerarka iyo Jaanisyada Inter isaga oo kooxdiisa u ilaaliyay Natiijada.

Erling Haaland champions league 59 Kulan 59 Gool
08/09/2026

Erling Haaland champions league

59 Kulan
59 Gool

Adresse

Leopoldstraße 18
Innsbruck

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdirahman Taatikadda erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie