29/07/2025
Kubadu wa luqada kaliya ee dadka dunada isku fahmi karan iyako waligod kulmin.
Wa xirfad laga dhaxlo barasho bulsho hadi lo helo dhaqan wanagsan iyo anshax.
Durban vs marizburg oo haben h**e kulan barasho iyo bashal ah isku arkay natijada muhim mahan lakin dhalinyarada wa is dhaxgaleyn ee gobalka kzn.
Gudomiyaha dhalinyarada iyo ciyaraha gobalka kzn south africa Saciid Mire aya hadal ka jediyay kahor ciyarta intan labilabin wuxuna dhiri galiyay in dhalinyarada isbartan kubaduna tahay madadaalo gobtune aheyn goob dagaal, kuso bandhig xirfadada ciyaared.
Si quruxbadan ayeyna kuso dhamatay 90 mins ee ciyarta logu talo galay.