Madka

Madka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madka, Sports, East London, .

Koobka Aduunka 2026 ma jiro line upka xulka Spain hal ciyaaryahan oo Real Madrid ah..
25/05/2026

Koobka Aduunka 2026 ma jiro line upka xulka Spain hal ciyaaryahan oo Real Madrid ah..

24/05/2026

Guardiola waa ilmeeyay caawa wuxuuna ka ilmeysiiyay xitaa mucaaradka..

Salah oo asna ilinta ceshan waayay 👀

Chelsea waaku daysay..

ARTETA oo fariin u diray PSG l..

Burno oo noqday xidiga sanadka..

ARTETA iyo arsenal oo Taariikh loo diiwaan galiyay horyaalka no penalty no red card ayagon rigoore laga dhigin roose qaa...
24/05/2026

ARTETA iyo arsenal oo Taariikh loo diiwaan galiyay horyaalka no penalty no red card ayagon rigoore laga dhigin roose qaadan bay horyaalka qaadeen👏👏

24/05/2026

Jamie Cargher oo kala doortay sir Alex iyo pep 👀

Arsenal ayaa rikor xun loo diiwaan galiyay 👀

Tababarkii ugu dambeeyay Ee city oo maanta lagu macsalameeyay Pep Stones iyo Bernardo 👏👏
23/05/2026

Tababarkii ugu dambeeyay Ee city oo maanta lagu macsalameeyay Pep Stones iyo Bernardo 👏👏

Jose Mourinho oo ah tabaraha cusub ee Madrid ayaa caawa daawanaya kulanka ugu dambeeyay Bayern Munich Jose ayaa indho in...
23/05/2026

Jose Mourinho oo ah tabaraha cusub ee Madrid ayaa caawa daawanaya kulanka ugu dambeeyay Bayern Munich Jose ayaa indho indheenayo Olise.

Croch iyo shaxdiisa sanadka ee Premier League..
23/05/2026

Croch iyo shaxdiisa sanadka ee Premier League..

Pep oo ka guuraayo gurigii uuka degnaa City kadib markii lagu dhawaqay inu baxayo..
23/05/2026

Pep oo ka guuraayo gurigii uuka degnaa City kadib markii lagu dhawaqay inu baxayo..

23/05/2026

Vinicius ayaa balan qaaday inusan..

Manchester United oo Taariikh gaartay..

Madueke oo fariin u diray PSG..

23/05/2026

Aduunyo watan bal arag wadan dhan oo awoodiisu ku yimid world cub ayaa qarka usaaran inlaga saaro 👀

Pep Guardiola iyo kooxda warbaahinta Manchester kadib shirkiisa jaraa'id ee ugu dambeeyay ee City Football Academy. 🤳
23/05/2026

Pep Guardiola iyo kooxda warbaahinta Manchester kadib shirkiisa jaraa'id ee ugu dambeeyay ee City Football Academy. 🤳

Address

East London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Share