JABIR OMAR GURE

  • Home
  • JABIR OMAR GURE

JABIR OMAR GURE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from JABIR OMAR GURE, Sports Team, .

Osman yaaa osmaaan kaayaabay anigu🔥Xagaagaan asagoo iska dhaawac ahaa hadana 41 kulan, kudhaliyay 20 gool iyo 12 Caawin....
31/05/2026

Osman yaaa osmaaan kaayaabay anigu🔥

Xagaagaan asagoo iska dhaawac ahaa hadana 41 kulan, kudhaliyay 20 gool iyo 12 Caawin.

Ucl-kana 8 gool dhaliyay 12 game saftay,

, Big player waaye🔥

Ballond'or markale dafo macquula🔥

🚨 Alvarez si adag wuxu ugu dagaallamaya iimanshaha Barcelona, ​​waxaana dhawaan dhici doona wareeg cusub oo wadahadallo ...
31/05/2026

🚨 Alvarez si adag wuxu ugu dagaallamaya iimanshaha Barcelona, ​​waxaana dhawaan dhici doona wareeg cusub oo wadahadallo ah.

Psg xiisihii ay u qabtay alvarez hoosbu u dhacay daneen sidaas ah k**a laha,

Alemany directorka atletico-na wuxuu faafin warareed ka wada media si uu u furo dagaal dadweyne oo ku saabsan tartanka.

31/05/2026

🚨𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋: Rafael Leao ayaa ka tagi doona AC Milan xagaagan. 🩵

Qaar ka mid ah wararka xanta ah ee Abriil ayaa soo jeediyay in Rafael Leao uu ''soo jiidanayay xiisaha'' Manchester city 👀

📰 ✍️

PSG oo Markii labaad Xiriir ah Championka Qaadey
30/05/2026

PSG oo Markii labaad Xiriir ah Championka Qaadey

REGORE REGORE
30/05/2026

REGORE REGORE

Waxaa hada barbar dhac kusoo dhamaatey 90-kii daqiiqo ee ciyaarta finalka u dhexaysa labada kooxood ee PSG 1-1 Arsenal. ...
30/05/2026

Waxaa hada barbar dhac kusoo dhamaatey 90-kii daqiiqo ee ciyaarta finalka u dhexaysa labada kooxood ee PSG 1-1 Arsenal. Waxaa la aadayaa extra time.

Ciyaartan ka warran, kooxdee la kariyay.?

🚨 qaab ciyaareedkaagu ma rashford misa raphinha?🎙️Gordon: Qaab ciyaareedkeygu wuxuu u dhow yahay kan Raphinha marka loo ...
30/05/2026

🚨 qaab ciyaareedkaagu ma rashford misa raphinha?

🎙️Gordon: Qaab ciyaareedkeygu wuxuu u dhow yahay kan Raphinha marka loo eego xoojinta ciyaarta, shaqada adag ee garoonka, iyo xawaaraha. Intaa waxaa dheer, waxaan ahay ciyaaryahan farsamo.

Waxaan jeclahay inaan dhaliyo goolal; taasi waa ujeeddadayda ugu weyn, waxaana rabaa inaan kooxda ka caawiyo wax kasta oo suurtagal ah.

SANADKII H**E FINALKA 5 GOOL,CAAWA maxaad isleedahay
30/05/2026

SANADKII H**E FINALKA 5 GOOL,CAAWA maxaad isleedahay

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JABIR OMAR GURE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Share