Waxaa maalintii labaad Xarunteena Baydhabo Tababar ku sameynaya ciyaartoyda Naadiga kubada Cagta BaaySom Football Club kaasi oo ah Hogaamiyaasha horyaalka heerka koowaad ee KGS , waxaan ku faraxsanahay xiriirka wadashaqeyn ee nagala dhaxeeya Baaysom .
19/09/2025
BaaySom Football Club 🤝 Baidoa Fitness Center
02/06/2025
Ku soo dhowaada Baidoa Fitness Center waxaa diyaar kuugu ah macalimiin qibrad sare uleh jirdhiska iyo agab dhameystiran oo nocyadiisa h**e an Somali loogu arag 🏋🏿Baidoa Fitness Center.
31/05/2025
Waxan halkan uga mahadcelinayna masuliyinta iyo dhalinyarada nagala soqayb gashy munasabadan xarig jarka ah waxa si rasmi ah ufurnay xaruntena cusub kuso dhawada dhamantin 🏋🏿Home of champions Baidoa Fitness Center
31/05/2025
of body building.
31/05/2025
It's finally open.
Qeyb ka mid sawirada furitaankaBaidoa Fitness Center . Hada Waxaa si rasmi ah h bilowdey is diiwaangalinta .
31/05/2025
Galabta waxaa si rasmi ah loo furi doonaa Xarunta cusub ee jirdhiska BAIDOA FITNESS CENTER .
Be the first to know and let us send you an email when Baidoa Fitness Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.