Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee laga qoray kooxda Arsenal.🔴⚪️
(2)

🚨 Waxaa jirta fursad weyn oo Trossard iyo Martinelli ay kaga tagi karaan Arsenal suuqa xagaagan.⏳️🔴⚪️
13/06/2026

🚨 Waxaa jirta fursad weyn oo Trossard iyo Martinelli ay kaga tagi karaan Arsenal suuqa xagaagan.⏳️🔴⚪️

13/06/2026

Sanadkii H**e difaaca ayaa la xoojiyay sanadkaan waa weerarka.🔥💯

🚨 BREAKING: Wararka Horudhaca ah ee kasoo baxaya Dalka Giriigga ayaa sheegaya in wadahallada u dhaxeeya Arsenal iyo Club...
13/06/2026

🚨 BREAKING: Wararka Horudhaca ah ee kasoo baxaya Dalka Giriigga ayaa sheegaya in wadahallada u dhaxeeya Arsenal iyo Club Brugge ay u socdaan si wanaagsan, islamarkaana ay jiraan rajooyin xooggan oo ku saabsan suurtagalnimada ah in la dhammeeyo heshiiskan.👀🔥

Sidoo kale Waxaa jira wadahallado wanaagsan oo dhex maray Mikel Arteta iyo ciyaaryahan-ka isagoona Tzolis uu diyaar u yahay inuu ku biiro Arsenal.🔴⚪

[ via ] 🇬🇷

Wariyaha warkaan qoray waa wariyihii ugu horreeyay ee sheegay in Arsenal ay si dhab u dooneyso saxiixa Tzolis.💯🤝

-Ahmed Abdishakur

🚨💣 BREAKING: Christos Tzolis ayaa doonaya inuu ku biiro Arsenal.[ of Arsenal]-Ahmed Abdishakur
12/06/2026

🚨💣 BREAKING: Christos Tzolis ayaa doonaya inuu ku biiro Arsenal.[ of Arsenal]

-Ahmed Abdishakur

🚨💣 BREAKING: Arsenal ayaa sameysay xiriirkii ugu horreeyay ee ay ku doonayso Christos Tzolis si uu u noqdo garab cusub o...
12/06/2026

🚨💣 BREAKING: Arsenal ayaa sameysay xiriirkii ugu horreeyay ee ay ku doonayso Christos Tzolis si uu u noqdo garab cusub oo kooxda ku soo biira, iyadoo wada-hadallo hordhac ah ay kooxdu la bilowday dhinaca ciyaaryahanka iyo Kooxdiisaba.

Heshiiskan wax xiriir ah lama lahan Bartilmaameedyada kale ee kooxda sida Barcola iyo Rogers.

()

-Ahmed Abdishakur

51 kulan uu ciyaaray xilli ciyaareedkan 21 Goal iyo 28 Assist.😳Ninkaan qof daawaday oo yaqaana ma idinku jiraa ree Arsen...
12/06/2026

51 kulan uu ciyaaray xilli ciyaareedkan 21 Goal iyo 28 Assist.😳

Ninkaan qof daawaday oo yaqaana ma idinku jiraa ree Arsenal.😅

-Ahmed Abdishakur

🚨BREAKING: Arsenal ayaa sahaminaysa heshiis ay kula soo saxiixanayso Christos Tzolis oo ka tirsan kooxda Club Brugge. 🇬🇷...
12/06/2026

🚨BREAKING: Arsenal ayaa sahaminaysa heshiis ay kula soo saxiixanayso Christos Tzolis oo ka tirsan kooxda Club Brugge. 🇬🇷
Garabka bidix ee 24-jirka ah ayaa la rumeysan yahay in lagu heli karo lacag ku dhow €40 milyan.

Xiisaha Arsenal ee xiddiga xulka Giriigga ma saameynayo doonista kooxda ee Morgan Rogers ama bartilmaameedyada kale ee lagu xoojinayo weerarka.🔴⚪️

[David_Ornstein]

🚨BREAKING: Arsenal ayaa sameysay baaritaanno iyo xog-ururin ku saabsan xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid Nico Paz.🔴⚪️N...
12/06/2026

🚨BREAKING: Arsenal ayaa sameysay baaritaanno iyo xog-ururin ku saabsan xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid Nico Paz.🔴⚪️

Nico Paz ayaa la sheegay inuu jahawareer ka qaaday wicitaan dhawaan dhex maray isaga iyo José Mourinho, inkastoo la filayo in wada-hadal kale la qorsheeyo. [HandofArsenal]

🚨@ Hand of Arsenal Waxaa jira ciyaaryahan aysan xogtiisu ogeyn saxaafadda oo ay Arsenal ka shaqaynayso lasoo wareegiddii...
12/06/2026

🚨@ Hand of Arsenal

Waxaa jira ciyaaryahan aysan xogtiisu ogeyn saxaafadda oo ay Arsenal ka shaqaynayso lasoo wareegiddiisa.👀

Sidoo kale Agaasime Andrea Berta ayaa warar xan ah oo been abuur ah ku faafiyay suuqa kala iibsiga si aanan loo ogaan ciyaaryahan-ka ay Arsenal rabto inay dhammayso heshiiskiisa.😅

Dhanka kale Agaasime Andrea Berta ayaa ku wargaliyay wakiilka Bradley Barcola inuu Barcola yahay Bartilmaameed Muhiim u ah Arsenal.🔥

Wuxuu intaas ku daray in daaha gadaashiisa ay wax badan ka socdaan iyadoona Berta uu diyaar u yahay inuu sameeyo saxiixyada waqtiga saxda ah. []

Suuqa xogtiisa banaanka ma taalo anytime ayaa la samayn karaa heshiis lama filaan ah.😂🤝

-Ahmed Abdishakur

🚨 BREAKING: Arsenal ayaa la filayaa inay dardar geliso dadaallada ay ku doonayso saxiixa Bradley Barcola.🔴⚪Barcola ayaa ...
12/06/2026

🚨 BREAKING: Arsenal ayaa la filayaa inay dardar geliso dadaallada ay ku doonayso saxiixa Bradley Barcola.🔴⚪

Barcola ayaa lafilayaa inuu katagi doono kooxda PSG, iyadoona PSG ay albaabada u furtay bixintaanka Barcola.👀

('Equipe)

-Ahmed Abdishakur

Address

Mogadisho

Telephone

+46736739059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arsenal Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arsenal Somali Fans:

Share