Liverpool Somali Fans

  • Home
  • Liverpool Somali Fans

Liverpool Somali Fans Waxaad Halkaan Ka Heleysaa Wax Walba Oo Ku Saabsan kooxda Kubada Cagta Ee Liverpool FC

A beautiful, unforgettable journey. ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‘‘
02/05/2026

A beautiful, unforgettable journey. ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‘‘

๐Ÿšจ ๐—˜๐—ซ๐—–๐—Ÿ โ€” ๐—Ÿ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜…๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ฅ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ ๐—”๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ป ๐—ž๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฝ.Liverpool Ayaa Wali Xiisaynaysa...
01/05/2026

๐Ÿšจ ๐—˜๐—ซ๐—–๐—Ÿ โ€” ๐—Ÿ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜…๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ฅ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ ๐—”๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—๐˜‚๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ป ๐—ž๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฝ.

Liverpool Ayaa Wali Xiisaynaysa Saxiixa Aurelien Tchouameni.

Ka Hor Inta Uusan Aurelien Tchouameni Dooran Inuu Ku Biiro Real Madrid Sannadkii 2022-kii, Jurgen Klopp Ayaa Xiisaynayay Inuu Keeno Kooxda Liverpool.

Xiddigan Khadka Dhexe Ayaa Si Weyn Looga Bartay Dunida Intii Uu U Ciyaarayay Kooxda As Monaco, Iyadoo Dhowr Ka Mid Ah Kooxaha Ugu Waaweyn Yurub Ay Ku Loolamayeen Saxiixiisa.

In Kasta Oo Uu Doortay Inuu Ku Biiro Kooxda Los Blancos, Haddana Taasi K**a Joojin Klopp Inuu Ka Hadlo Tayada Uu Dhab Ahaantii Leeyahay Laacibkaas U Dhashay Dalka Faransiiska, Waxaana Muuqata In Liverpool Aysan Marnaba Indhaha Ka Laaban Isaga.

Sida Uu Dhigayo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ka Soo Baxay Caught Offside, Kuwaas Oo Sheegay In Kooxda Ka Dhisna Anfield Ay Wali Xiisaynayso Saxiixa Tchouameni.

Khadka Dhexe Ee Liverpool Wuxuu U Baahan Yahay Dib-u-habayn Weyn.

In Kasta Oo Ciyaartoyda Ay Ka Mid Yihiin Dominik Szoboszlai, Florian Wirtz, Iyo Ryan Gravenberch Ay Yihiin Heer Caalami, Haddana Waxaa Cad In Wax Uun Ay Ka Maqan Yihiin Kooxda Mar Kasta Oo Uu Slot Soo Safayo Saxiixyadiisa.

โ€” Mohamed Amiin

๐Ÿ”ด ๐Ÿ“ท Liverpool Training Today ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ
01/05/2026

๐Ÿ”ด ๐Ÿ“ท Liverpool Training Today ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ

๐Ÿšจ๐—๐—จ๐—ฆ๐—ง ๐—œ๐—ก:  Liverpool Ayaa Ka Doodaysa Sidii Ay Ku Heli Lahayd Bedelka Jeremie Frimpong Xagaagan.Waxaa La Sheegay In Arne...
01/05/2026

๐Ÿšจ๐—๐—จ๐—ฆ๐—ง ๐—œ๐—ก: Liverpool Ayaa Ka Doodaysa Sidii Ay Ku Heli Lahayd Bedelka Jeremie Frimpong Xagaagan.

Waxaa La Sheegay In Arne Slot Uusan Ku Qancin Xilli-ciyaareedkii Ugu Horreeyay Ee Daafacan, Wuxuuna Doonayaa Inuu Ka Fogaado In Xaaladdu Ku Celis Noqoto Sidii H**e Oo Kale, Taas Oo Keentay In Dominik Szoboszlai Laga Ciyaarsiiyo Booska Daafaca Midig.

โ€” Teamtalk

๐Ÿ—ฃ๏ธ Arne Slot Oo Ka Hadlaya Isak:"Markasta Oo Uu Kubbadda Taabto, Fursaduhu Way Sii Kordhaan. Laakiin Waa Wax Macquul Ah ...
01/05/2026

๐Ÿ—ฃ๏ธ Arne Slot Oo Ka Hadlaya Isak:

"Markasta Oo Uu Kubbadda Taabto, Fursaduhu Way Sii Kordhaan. Laakiin Waa Wax Macquul Ah In Xiriirada Ciyaartoyda U Dhexeeya Dib Loo Dhiso, Taasna Waa Waxa Wanaagsan, Waxaan Haysannaa Waqti Aan Tababarka Ku Qaadanno, Markaa Waxaan Keeni Karnaa Boosaska Uu Isagu Doorbido.

Waxay U Tahay Caawinaad Inuu Taam Ahaanshihiisa Kor U Qaado.

Ciyaartu Waa 95 Daqiiqo Oo Xawaare Sare Ah Iyo Orod Joogto Ah, Markaa Inuu Taam Yahay Aad Ayay Muhiim U Tahay."

๐Ÿ—ฃ๏ธ Arne Slot Oo Ka Hadlay Wirtz:"100% Waan Hubaal Inuu Horumar Samayn Doono Xilli-ciyaareedka Soo Socda.Aniga Ahaan Aad ...
01/05/2026

๐Ÿ—ฃ๏ธ Arne Slot Oo Ka Hadlay Wirtz:

"100% Waan Hubaal Inuu Horumar Samayn Doono Xilli-ciyaareedka Soo Socda.

Aniga Ahaan Aad Bay Iigu Caddahay Horumarka Uu Sameeyay Xilli-ciyaareedkan.

Daqiiqaddii 93-aad Gool Ayuu Dhaliyay, Ma Aaminsani Inuu Taas Samayn Karay Siddeed Bilood Ka Hor.

Horumarkiisu Waa Mid Ii Cad Oo Muuqda, Xilli Uu Horayba U Ahaa Ciyaaryahan Heer Sare Ah (Elite Player)."

๐Ÿšจ Arne Slot Oo Ka Hadlay Milos Kerkez:"Milos Waxa Uu Dareemayay Xoogaa Xanuuno Yaryar Ah, Wuxuuna Ka Tagay Tababarka Maa...
01/05/2026

๐Ÿšจ Arne Slot Oo Ka Hadlay Milos Kerkez:

"Milos Waxa Uu Dareemayay Xoogaa Xanuuno Yaryar Ah, Wuxuuna Ka Tagay Tababarka Maalintii Arbacada, Laakiin Waxaan Filayaa Inuu Tababarka Qaato Maanta Ama Berrito."

๐Ÿšจ ๐—˜๐—ซ๐—–๐—Ÿ โ€” Yan Diomande Oo Ka Tirsan Rb Leipzig Ayaa Ka Mid Ah Dhowr Ciyaaryahan Oo Garabka Ka Ciyaara Oo Ay Liverpool Ish...
01/05/2026

๐Ÿšจ ๐—˜๐—ซ๐—–๐—Ÿ โ€” Yan Diomande Oo Ka Tirsan Rb Leipzig Ayaa Ka Mid Ah Dhowr Ciyaaryahan Oo Garabka Ka Ciyaara Oo Ay Liverpool Isha Ku Hayso, Waxaana Liiskaas Sidoo Kale Ku Jira Bradley Barcola Oo Psg U Ciyaara.

Kooxda Indha-indheynta Ee Liverpool Ayaa Darsaysa Tayada Ciyaartoy Dhowr Ah Si Ay Go'aan Uga Gaaraan.

โ€” Pauljoyce

๐Ÿšจ๐Ÿšจ| BREAKING: Barcelona Iyo Liverpool Ayaa Ka Fiirsanaya Inay Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Layaab Leh Oo Xilli-ciyaareedka Ka...
01/05/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ| BREAKING: Barcelona Iyo Liverpool Ayaa Ka Fiirsanaya Inay Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Layaab Leh Oo Xilli-ciyaareedka Ka Hor Ah Ku Wada Ciyaaraan Garoonka ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜‚๐—บ Bisha August.

๐Ÿšจ ๐—ก๐—˜๐—ช: Curtis Jones Ayaa Laga Yaabaa Inuu Ka Tago Liverpool Xagaagan.Inter Milan Ayaa Xiisaynaysay Tan Iyo Bishii Jannaa...
01/05/2026

๐Ÿšจ ๐—ก๐—˜๐—ช: Curtis Jones Ayaa Laga Yaabaa Inuu Ka Tago Liverpool Xagaagan.

Inter Milan Ayaa Xiisaynaysay Tan Iyo Bishii Jannaayo, Welina Aad Ayeey U Doonayaan Saxiixiisa, Taas Oo Ku Xiran Qiimaha Lagu Iibinayo.

Sidoo Kale, Qaar Ka Mid Ah Kooxaha Premier League Ayaa Xiiso U Muujiyay.

โ€” Fabrizioromano

The Reds to take on Crystal Palace โœŠ
25/04/2026

The Reds to take on Crystal Palace โœŠ

Address

Anfield Road, Liverpool

L4 0TH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool Somali Fans:

  • Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Share