Mclmu tiita Ahmed

  • Home
  • Mclmu tiita Ahmed

Mclmu tiita Ahmed 615691101 sports dalka

Permanently closed.
12/11/2023

Dalan dalkaga aheyn waa dareyn ku jog wllhi marka wadankaga hooyo kaso tagta ogahee allah maxan dalkeyga u xiisay

Tiitin Ahmed my family

Waxa dadal juhdi dheyr uso gashay ugu dam beyn jaran jarti kowad waad ilahey waa kusii yay dadlkana adigan kaga fadhina ...
19/10/2023

Waxa dadal juhdi dheyr uso gashay ugu dam beyn jaran jarti kowad waad ilahey waa kusii yay dadlkana adigan kaga fadhina my boy Ossman ShaFie guul kurajey Haa I.a shaqa wacan

Asc dhaman  waxan Raba inaa kabogadiyo ama kadhiira galiyo dhaman ciyartoyda qiimaha badan kuwaaso kuso shaqeyay xalad a...
22/09/2023

Asc dhaman waxan Raba inaa kabogadiyo ama kadhiira galiyo dhaman ciyartoyda qiimaha badan kuwaaso kuso shaqeyay xalad adag sona gaaray finalka tartankii kasocday salaxii udhawa garonka jaamacadaha

Dhaman famil shongole waa so dadaasheyn manta guuldarada niso gartay ee niliga qaaday kobkii aad juhdiga sogaliseyn intasa niiqorneyd inaa sogartay wadadasheyn rer shongole guul ayaa Garten kobab badana I.a Niiga fadhinaa

Macàlimuu mahad waxa Dusha kusaran culeys badan insha allaha geydka aburatay manta malina aheyna mirihiisa cuni dontaa all my friends and family shingole fadhiga halaga kaco hadadaalo I.a we love ❤️ 😍🙏🙏🙏

21/09/2023

Waqtigan waxan soo cababinay rag manta kaciyaro horyaalada kala duwan ee dalka waxana laciyaareynay ciyartoyda xulkii tariiqiga dhigay ee waqtigas tagay Finalka xulka 17U waxan ku faraxsanahay inee nomataleyn rag badan oo racay Kharanka manta ayaa Dib uso xasustay wllhi FIFA SOMALIA 🇸🇴 SOMALI

Galab wanagsan dhaman bahda jecel kubada cagta
20/03/2023

Galab wanagsan dhaman bahda jecel kubada cagta

Asc
01/03/2023

Asc

Sanadkale oo cusub io bilaw fcn ciyar toydeyna  yaan la isdhigan si xogbadan haloo shaqeyo  ilaa finalka  dagal adag i.a...
26/02/2023

Sanadkale oo cusub io bilaw fcn ciyar toydeyna yaan la isdhigan si xogbadan haloo shaqeyo ilaa finalka dagal adag i.a guiuleysta ciyar toydeyna qiimaha badan

War odayga cimamadiisa iska tuura owliyo
21/02/2023

War odayga cimamadiisa iska tuura owliyo

Jimca mubarak dhaman dadkeyga qaliga me and my player mohmed Omar daa ud
18/11/2022

Jimca mubarak dhaman dadkeyga qaliga me and my player mohmed Omar daa ud

20/10/2022

Malmahan oo dhan waxa noo socday qadashada da yarta mustaqbalka kuleh kubada cagta oo wayay qof garab siiyo ayaa manta ubilawan donta tawabar koodii ugu horeyay ilahey qeyr hakadhigo I.a

Qof Alaa qofkii ubahan in lagarab qabto ha igala soxariiro telkeyga 0615691101 what's upka I.a hormari kubadaada si aad asaagaga ula Jaana qaado I.a

Midakale manta oo khamiisa ayuu ku ekan dona qadashada ciyar toyda I.a sodaala I.a

18/10/2022

Masha allah waxaa manta noso af jarmay diiwan galintii ciyar toyda aan qadanayay Wana niiga mahad Celina sida ey niiga go antahay inaa hormartan midakle mwaxan Mardhaw shacinaa magaca aan ula baxaayo acadeymiyada cusub

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mclmu tiita Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mclmu tiita Ahmed:

  • Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Share