21/12/2025
Page kala socda wararka bayern FC Bayern Munich Somalia fans News
100 BUNDESLIGA GOAL CONTRIBUTIONS 🏆
⚽ 81 Gool
🎯 19 Assist
Kulankan wuxuu ahaa mid gaar ah Harry Kane, oo diiwaangeliyay 100 goal contributions Bundesliga (81 gool & 19 assist), isla markaana markiisii ugu horreysay xirtay kabtannimada kooxda. Waxqabadkan wuxuu muujinayaa hoggaan, khibrad, iyo tayo weerar oo joogto ah oo heer sare ah.
Ciyaaryahan saameyn leh. Hoggaamiye dhab ah. Taariikh Bundesliga ah.