Updirahmaan Mohamed Hasan

Updirahmaan Mohamed Hasan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Updirahmaan Mohamed Hasan, Sports, New York, NY.

Trump saakay waxaan ayuu soo post-gareeyay. Isagoo kusawiran lacagta $100
05/13/2026

Trump saakay waxaan ayuu soo post-gareeyay. Isagoo kusawiran lacagta $100

DEG DEG: 🇫🇷 🇩🇯 🚨🚨🚨markabka dagaal ee qaada diyaaradaha ee uu leeyahay Faransiiska laguna magacaabo FS Charles de Gaulle ...
05/13/2026

DEG DEG: 🇫🇷 🇩🇯 🚨🚨🚨markabka dagaal ee qaada diyaaradaha ee uu leeyahay Faransiiska laguna magacaabo FS Charles de Gaulle ayaa kusoo xirtay dekeda Jabuuti.

Markabka ayaa kusii jeeda aaga Hormuz.

Xuuti wali masoo hadlin.

DEG DEG: 🚨🚨🚨Ruushka ayaa shaaca ka qaaday gantaal cusub oo loogu magac daray SARMAT, gaashaanbuurta NATO-na ugu yeertay ...
05/12/2026

DEG DEG: 🚨🚨🚨Ruushka ayaa shaaca ka qaaday gantaal cusub oo loogu magac daray SARMAT, gaashaanbuurta NATO-na ugu yeertay “Sheydaan” maadaama uu gantaalku aad uweyn yahay uuna qaado 10,000 oo kilogaram—waa culeyska dhowr gaari oo wadartooda la isku geeyay.

Wuxuu gantaalku gaaraa ilaa 18,000 kilometer.

Ma ahan AI. Waa balaayo uu maanta Ruush tijaabistay.
05/12/2026

Ma ahan AI. Waa balaayo uu maanta Ruush tijaabistay.

Address

New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Updirahmaan Mohamed Hasan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category