Voice Of Khaatumo

Voice Of Khaatumo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Voice Of Khaatumo, Istanbul.

Golaha wasiirada SSC-Khaatumo ayaa shirkoodii khaamiis laha ahaa ee maanta waxay ay Ku Go’aamiyeen in wixii hada laga bi...
01/05/2025

Golaha wasiirada SSC-Khaatumo ayaa shirkoodii khaamiis laha ahaa ee maanta waxay ay Ku Go’aamiyeen in wixii hada laga bilaabo magaca saxda ah ee maamulku noqdo DAWLAD GOBOLEEDKA SSC-KHAATUMO ee Somalia,golaha ayaana faray Dhammaan haay’adaha kala duwan ee dawladda in ay isticmaalaan magaca cusub ee dawlad goboleedka SSC-Khaatumo.

Tan ayaa timi socdaalkii Raysal Wasaaraha Xukuumada DFS ku yimi deegaanada SSC-Khaatumo, taasoo si buuxda loogu dhawaaqay Dawlad goboleedka SSC-Khaatumo.

Address

Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voice Of Khaatumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Voice Of Khaatumo:

Shortcuts

Share