20/07/2023
Da'yarkii hibadiizaH kubadeed sarayzeY ee kooxda FC Telesom JR ee degmada Ceel Afwein Maxamed Saalah ayaa wakhti Cajiip Ah ku qaadanayaaH Gegida kubadda CagtaH ee MoH FaraH Stadium GebileY, isagoo Qayb Ka Ah Kooxda Towxiid Togdheer
Hiboolahan Cajiipka Ah ayaa ka ciyaara Boosas badan oo Khadka dhexe iyo garbaha weerarka Ah
Only saY Manzha AllaH