05/01/2026
Pageka Benin ee Twitter π§π― ayay soo dhigeen sawirkan, oo ka turjumaya in iyagu yihiin Faraaciinta dhabta ah, karbaashayaana faraaciinta Faketa ah caawa. π€―
Comentiga ayay masaaridii ugu daateen sida la isu jafayo, waad yaabeysaaππ€£π€£π