Ciyaaraha degmada WajaaLe

Ciyaaraha degmada WajaaLe HALKANI WAA PAGE KA SAXDA AH EE CIYAARAHA DEGMADA WAJAALE KU SOO BIIR OO FOLLOW SO DHEH SI AAD ULA SOCOTO

Ciyaarta bari Team wajaale vz Carwo nuux  USA Stadium 🏟 4.00pm
03/09/2026

Ciyaarta bari

Team wajaale vz Carwo nuux

USA Stadium 🏟

4.00pm

MAALIYADA vs GOODIRπŸ† Natiijada ciyaarta:Maaliyada 0️⃣ – 0️⃣ GoodirπŸŸ₯ 4 kaadh casaan ah ayaa ciyaarta ka baxayπŸ”₯ Ciyaar aad...
03/09/2026

MAALIYADA vs GOODIR

πŸ† Natiijada ciyaarta:

Maaliyada 0️⃣ – 0️⃣ Goodir

πŸŸ₯ 4 kaadh casaan ah ayaa ciyaarta ka baxay
πŸ”₯ Ciyaar aad u kulul oo adag, balse labada kooxood ayaa ku kala baxay barbardhac 0–0 ah.

πŸ†βš½ CIYAARAHA JIMCAHA βš½πŸ†β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”πŸ…°οΈ GROUP Aβ”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”β”βš½ MAFIA πŸ†š SHAAMSHAAMπŸ•œ 1:40 PM⚽ MARCAS πŸ†š FAAFANπŸ• 2:4...
03/09/2026

πŸ†βš½ CIYAARAHA JIMCAHA βš½πŸ†

━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ…°οΈ GROUP A
━━━━━━━━━━━━━━━━━━

⚽ MAFIA πŸ†š SHAAMSHAAM
πŸ•œ 1:40 PM

⚽ MARCAS πŸ†š FAAFAN
πŸ• 2:40 PM

━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ…±οΈ GROUP B
━━━━━━━━━━━━━━━━━━

⚽ MUSHAAΠ₯ πŸ†š GOLDEN
πŸ•— 8:00 Amβ€” Supax Nimo

⚽ KACAAN πŸ†š DUUFAN
πŸ•˜ 9:00 Amβ€” Supax Nimo

━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ…² GROUP C
━━━━━━━━━━━━━━━━━━

⚽ 3AAD πŸ†š 4AAD
πŸ•ž 3:40 PM

⚽ REER CAWLO DAANTA πŸ†š SHAAMSHAAM
πŸ•Ÿ 4:40 PM

━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ”₯ CIYAARO XIISO LEH β€” JIMCE πŸ”₯
πŸ† GUUL IYO NABAAD DHAMAAN KOOXAHA ⚽

🚨🚨Dawlada hoose hargaysa Iyo xidigaha cirka ayaa barbaro 2:2 ku dhamaystay kulankoodi ugu h**eeyay Horyaalka caasimada
03/09/2026

🚨🚨Dawlada hoose hargaysa Iyo xidigaha cirka ayaa barbaro 2:2 ku dhamaystay kulankoodi ugu h**eeyay Horyaalka caasimada

Ciyaarta haben danbe Kulan naar naar ah Maaliyada vz Goodir Time 6.30 habeenimohargeysa stadium 🏟
02/09/2026

Ciyaarta haben danbe Kulan naar naar ah

Maaliyada vz Goodir

Time 6.30 habeenimo

hargeysa stadium 🏟

Kooxda Gaashaan Hargeysa ayaa guul weyn ku daahfurtay Horyaalka Caasimadda Hargeysa, kaddib markii ay 4–1 kaga adkaatay ...
02/09/2026

Kooxda Gaashaan Hargeysa ayaa guul weyn ku daahfurtay Horyaalka Caasimadda Hargeysa, kaddib markii ay 4–1 kaga adkaatay kooxda Koomishanka Maamulka Wanaag.

Xamse Mane ayaa bandhig cajiib ah sameeyay, isaga oo dhaliyay saddexley (Hat-trick) .

Sanadkan Kooxde Gaashaan Maxad U Rajeenaysa ?

πŸ†πŸŽ‰ HAMBALYO KOOXDA KACAAN! πŸŽ‰πŸ†Kacaan ayaa ku guuleystay Tawfiiq Cup – Tartanka Heerka 3aad πŸ†πŸ‘Waxaan si gaar ah ugu hambal...
02/09/2026

πŸ†πŸŽ‰ HAMBALYO KOOXDA KACAAN! πŸŽ‰πŸ†

Kacaan ayaa ku guuleystay Tawfiiq Cup – Tartanka Heerka 3aad πŸ†πŸ‘

Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa ciyaartoyda, maamulka iyo taageerayaasha kooxda Kacaan guushan quruxda badan. πŸ’ͺπŸ”₯

πŸ‘ Hambalyo Kacaan! Koopkiinnii 1aad ayaa yimid! πŸ†

Sidoo kale, waxaan dhiirigelin iyo bogaadin u diraynaa kooxda Marcas oo gaadhay finalka, kuna soo bandhigtay tartan wanaagsan. πŸ‘β€οΈ

πŸ† TARTANKA HEERKA 3AAD – TAWFIIQ CUP πŸ”₯ BERRI WAXA LA CIYAARAYAA FINALKA KOOBKA Waxaa isku arki doona labada kooxood ee f...
01/09/2026

πŸ† TARTANKA HEERKA 3AAD – TAWFIIQ CUP

πŸ”₯ BERRI WAXA LA CIYAARAYAA FINALKA KOOBKA

Waxaa isku arki doona labada kooxood ee finalka soo gaadhay:

⚽ MARCAS πŸ†š KACAAN ⚽

πŸ•“ Waqtiga: 4:00 PM
🏟️ Garoonka: Siiranyo Stadium

πŸ‘‘ Marcas haddii ay ku guuleysato koobkan, wuxuu noqon doonaa KOOBKII 3AAD ee ay qaaddo. πŸ†πŸ†πŸ†

πŸ‘‘ Kacaan haddii ay ku guuleysato, wuxuu noqon doonaa KOOBKII 1AAD ee taariikhda kooxdeeda. πŸ†

πŸ”₯ Final weyn ayaa inaga horreeya!

❓ YAA ISLEEDAHAY WUU KU GUULEYSANAYAA KOOBA?

πŸ’¬ MARCAS mise KACAAN?
πŸ‘‡ Faalladaada ku reeb!

Nabad taga saaxibayal
31/08/2026

Nabad taga saaxibayal

Fariintan waxa bartiisa Facebook ku baahiyay laacib abkor tallo aad ugu xumaadey guuldarroyinkii soo gaadhay sandkan inz...
30/08/2026

Fariintan waxa bartiisa Facebook ku baahiyay laacib abkor tallo aad ugu xumaadey guuldarroyinkii soo gaadhay sandkan

inzha alaH saaxib Guul wey danbeysaa waxa tahay laacib qiimo badan

1-aad: Leagua Gapiley πŸ†βŒ
2-aad: Horyaalka Horyaallada Somaliland – Champion League πŸ†βŒ
3-aad: DDS Maamul-goboleedyada M.M.W πŸ†βŒ
4-aad: Super Cup Gapiley πŸ†βŒ
5-aad: 18-ka May πŸ†βŒ

kupadu abaaL malehπŸ’”βš½οΈ

β€œInsha Allah kheyr 🀲❀️ Waxaan rajaynayaa in wixii dambe ay noqdaan kuwo ka wanaagsan kuwii h**e, kheyr iyo farxadna Alle inoogu beddelo. πŸ₯ΉπŸ€β€

Address

Wajaale
NON

Telephone

+252659565895

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaaraha degmada WajaaLe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaaraha degmada WajaaLe:

Shortcuts

Share

Category