19/08/2026
World Humanaterain day.
waxaan manta xusnay Maalinta Caalamiga ah ee Bani’aadantinimada ( World Humanitarian Day) i yadoo lagu sharfayo dhammaan frontline Aiders ka naftooda u huraya una dhaawacmaya sidii ay dadka nugul usamatabixin lahaayeen hadii ay ahaan lahahayen shaqaalaha iyo hay’adaha u taagan samatabixinta iyo garab istaagga dadka tabaalaysan.
hambalyo Dadaalkiinna, garab istaaggiinna joogtada ah ee aad ugu adeegtaan bulshada nugul waa mid mudan qaddarin iyo bogaadin weyn.
Happy world Humanaterain day