D.Xumbays Football Club

D.Xumbays Football Club Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from D.Xumbays Football Club, Bosaso.

27/08/2025

Xumbays waa hormuudka degmooyinka gobolka kar kaar

Dabaal degu wuuu socdaa🏆👏

Gudoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Degmada xumbays mahamuud Cali mahamedGudoomiyihii ugu horeeyy oo degmada xumbays ...
26/08/2025

Gudoomiyaha dhalinyarada iyo ciyaaraha
Degmada xumbays mahamuud Cali mahamed
Gudoomiyihii ugu horeeyy oo degmada xumbays koob u qaada
Si aad dadkaaga iyo degaankaga guul aad u gaarsiiso waxaa u martay mar xalado adag
Ugu danbayn waad guulaystay
Waxaa mudan tahy maamuus sharafeed
Iyo in taalo lagaga dhiso degmada xumbays

Reer xumbaysow wiilashiina shaqeeyy maamuusa oo dhirigaliya👏💯❤️🏆

Degmada xumbays oo si diiran loogu Soo dheweeyy xulka Degmada xumbaysOo kusoo guulaystay koobka degmooyinka gobolka kar ...
26/08/2025

Degmada xumbays oo si diiran loogu Soo dheweeyy xulka Degmada xumbays

Oo kusoo guulaystay koobka degmooyinka gobolka kar kaar

26/08/2025

Tageeraha ugu wayn degmada xumbays
Geenyada qardhood.
Oo si diiran degmada xumbays loogu Soo dhoweeyyy🏆👏

26/08/2025

Ugu danbayn koobki oo xumbays ka degay🏆👏

23/08/2025

Gudoomiyaha Degmada xumbays
Ahmed yuusuf cismaan (jareere)

Oo u mahad celiyay dhamaan intii qaban qabisay kana qayb qaadaty dhamaystirka
Koobka degmooyinka gobolka kar kaar

Una hanbalyeey xulka Degmada xumbays
Oo koobka ku guulaystay👏

23/08/2025

Champion xulka Degmada xumbays
2025/2026

Koobka degmooyinka gobolka kar kaar👏

21/08/2025

Gudoomiyaha sportska Degmada xumbays
Maxamuud Cali maxamed (Toti)

Shaqadi laguu idmaday waa kasoo baxday
Si hufanaan iyo garti ku jirto ayaad ugu shaqaysay bulshadaada

Guul baan kuu rajynaa ilaa dhamaadka

21/08/2025

Xulka Degmada xumbays👏

21/08/2025

Gudoomiyaha Degmada xumbays
Ahmed yuusuf cismaan (jareere) oo qado sharaf ugu sameeyay magalada qardho

Xulka Degmada xumbays kuwaas oo gaaray
Finalka koobka degmooyinka gobolka kar kaar

20/08/2025

Tageerayasha degmada xumbays
Hanbalyo

Address

Bosaso

Telephone

+252907001061

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when D.Xumbays Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to D.Xumbays Football Club:

Share