KaaH UniTed BoYs official

KaaH UniTed BoYs official is dhex Galka Bulshada iYo mideenTa dhalinTa.....KaaH uniTed BoYs is allwaYs up���

27/06/2024

COLAADA GALMUDUG🙏🤍💙💚

𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐬𝐥𝐚 𝐍𝐮𝐮𝐠𝐨 𝐥𝐞𝐡🙏

👏😢maya

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga....
09/04/2024

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

08/06/2023

KULANKA LAMAANASHAYASHA ADUUNKA AA SOO SOCDA MENTION SO DHEH QOFTADA AMA QOFKAGA🙋‍♂️

Player of kaah United BoYs____🤞Rash__11
02/11/2020

Player of kaah United BoYs____🤞Rash__11

09/06/2020

SalaaMaN🙋‍♂️dhaman umada 🙏soomaaliYeeD🇸🇴 meel walbo aad joogtan✨

KaaH uniTed BoYs JR......waxan halkan hambaliYo balaaran uGa direena anago ah JuunYarTa koxda kaaH united BoYs jR dhaman...
22/04/2020

KaaH uniTed BoYs JR......waxan halkan hambaliYo balaaran uGa direena anago ah JuunYarTa koxda kaaH united BoYs jR dhaman TageeraYasheeNa FuriTanka FuNaanadaha Cuzub oWGeed

Towabaraha Koxda...Najiib...GaaB
KabFanka koxda ...DhamuuKe

17/02/2020

KaaH uniTed BoYs

MY Team 🏟
Is our came back✅

15/01/2020

*😋MACHT OF THE DAY*

*🚩KAAH UNITED ✨*
5⃣ = 1⃣
*🔴R-R-S🏁*

*Full Time*.....Goals
*👉Ibra* *🌟2⚽*
*👉Hakiimi* *🌟1⚽*
*👉Birqaaye* *🌟1⚽*
*👉Najka* *🌟1⚽*

*⛳FRIENDLY MATCH |*
*☀TUE_14th_Jan_2020*
*⌚11:00 )*
*🏟 Estadio 🚩EX CONTROL*

King👑OF THE MATCH🌟Is
*👉QEYS🌟* ✨⚡💥👏

*✍💛Z.ZäiL📝🙏*
👇And👇
*📝💛AsadinHo SRK*🙏

*🖤VIVA💝KAAH_UTD🌺🌻*

Address

Mogadishu

Telephone

+252612041083

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KaaH UniTed BoYs official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KaaH UniTed BoYs official:

Share