Muztaphe Arzha

Muztaphe Arzha ku soo dhawoow page-ka rasmiga ah ee kooxda Heerka Saddexaad Ee F.C Winners wll

Arsenal Chmapions Congratulations fans of Arsenal
19/05/2026

Arsenal Chmapions Congratulations fans of Arsenal

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro رَضِيَ ٱللَّٰهُ عَنْهُ 🫡
18/05/2026

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro رَضِيَ ٱللَّٰهُ عَنْهُ 🫡

Madaxda Qaranka JSL Hambalyo Dhammaantiin sannad guurada 35aad ee 18 May
18/05/2026

Madaxda Qaranka JSL Hambalyo Dhammaantiin sannad guurada 35aad ee 18 May

Ciidanka Dab-demiska Somaliland Naftooda hurayaal QaranMM Somali TV
18/05/2026

Ciidanka Dab-demiska Somaliland Naftooda hurayaal Qaran

MM Somali TV

Somaliland Coast Guard ( CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA JSL )MM Somali TV
18/05/2026

Somaliland Coast Guard ( CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA JSL )

MM Somali TV

Ragay Ragga is arkaan ee birta calaashada Ciidanka Qaranka JSL guuleysta MM Somali TV 📸
18/05/2026

Ragay Ragga is arkaan ee birta calaashada Ciidanka Qaranka JSL guuleysta

MM Somali TV 📸

Ciidanka Asluubta JSL Happy 18th May MM Somali TV  📸
18/05/2026

Ciidanka Asluubta JSL Happy 18th May

MM Somali TV 📸

Talo gabdhaha ku socota, si fiican u dhageyso 🙏Ragga intooda badan waa damac badan yihiin. Marka h**e iyaga ayaa gabadha...
14/05/2026

Talo gabdhaha ku socota, si fiican u dhageyso 🙏

Ragga intooda badan waa damac badan yihiin. Marka h**e iyaga ayaa gabadha raadsada, eryada ugu macaan uguna quruxda badanna ku dhaha. Inta ay dan leeyihiin, jacayl iyo kalgacal badan ayay muujiyaan.

Laakiin mararka qaar xaaladdu way is beddeshaa marka uu gaaro waxa uu doonayay. Markaas ayay gabadha dhibaatadu u bilaabataa; iyadii ayaa daba cararta, calaacasha, oo dareenta in la dayacay.

Gabarey, waligaa ha rumaysan hadal kasta oo lagu yiraahdo: “Wax walba samee waan ku guursanayaa.” Dad badan hadalkaas way isticmaalaan, balse ficilka ayaa runta sheega.

Sidoo kale, nin si fudud wax uga helay banaanka, mararka qaar kalsooni buuxda kuma qabo xiriirkaas. Wuxuu ka fikiraa in sida isaga wax loogu sameeyay, nin kale loogu sameyn karo. Taasi waxay dhaawacdaa kalsoonida guurka.

Talo kale gabarey: waligaa ha raacin nin ay waalidkaa si cad kuugu diideen, adigoo jacayl keliya raacaya. Jacaylka iyo hadallada macaan mararka qaar way dhammaadaan marka nolol dhab ah la galo.

Guurso nin waalidkaa raalli ka yihiin, oo leh diin, akhlaaq iyo masuuliyad. Ka fogow nin laguugu sheegay inuusan kugu habboonayn, gaar ahaan haddii sabab sax ah jirto. Haddii aad reerkaaga ka go’do, waxaa jiri karta inuu kuu arko qof cidlo ah oo uu sida uu doono kaaga taliyo.

U fiirso qofka aad nolosha la wadaagayso, hana ku degdegin go’aan jacayl keliya ku dhisan. Qof ku jecel run ahaan, wuxuu ku siinayaa ixtiraam, kalsooni iyo sharaf ma aha hadal qurux badan oo keliya.

maxa tala ah adigane ku darsan leheed?!

“You can join the Arsenal F.C. team — it doesn’t belong to Mr. Kylian Mbappé.
13/05/2026

“You can join the Arsenal F.C. team — it doesn’t belong to Mr. Kylian Mbappé.

Dariiqa ugu waangsan ee aad kaga ilaalinkartid inuu maxbuuska ka baxsado xabsiga waa in aad dhab ahaan dareensiisaa in u...
11/05/2026

Dariiqa ugu waangsan ee aad kaga ilaalinkartid inuu maxbuuska ka baxsado xabsiga waa in aad dhab ahaan dareensiisaa in uusan xabsi kujirin.

Erayadan sidaa uqotoda dheer waxaa yiri faylasuufkii russian 🇷🇺 ka ahaa ee ~ Fydor Dostoyevsky.

West Ham West Ham Aar niicda yareeya Arsenal 💪 💪 💪
10/05/2026

West Ham West Ham Aar niicda yareeya

Arsenal 💪 💪 💪

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muztaphe Arzha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muztaphe Arzha:

Share