SAHAL GAS FC

SAHAL GAS FC waa page ka rasmi ga ah ee Sahal Gaas Galkacyo

Guddoomiyaha ugu sarreeya kooxda kubadda cagta ee SAHAL GAS FC, Macallin Gulled Dhaashane, iyo dhammaan maamulka kooxdu ...
19/03/2026

Guddoomiyaha ugu sarreeya kooxda kubadda cagta ee SAHAL GAS FC, Macallin Gulled Dhaashane, iyo dhammaan maamulka kooxdu waxay hambalyo diiran iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ciyaartoyda kooxda, munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Fidriga.

Ilaahay fadligiis, ciidan teeda kale nabad iyo caafimaad ha inagu gaarsiiyo. Waqti wacan iyo farxad la qaata qoysaskiina iyo asxaabtiina maalmaha Ciidda.

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

FINAL-KA  KOOBKA HORYAAL RAMADAN CUP๐Ÿ”ฅGalabta waxaa si rasmi ah loo soo afmeerayaa Koobki sanad laha ahaa ee Horyaal Rama...
19/03/2026

FINAL-KA KOOBKA HORYAAL RAMADAN CUP๐Ÿ”ฅ

Galabta waxaa si rasmi ah loo soo afmeerayaa Koobki sanad laha ahaa ee Horyaal Ramadan Cup 2026.

GMC iyo TAYO SPORTS.

Cid kasta oo badisa, waxaynu filaynaa ciyaar xamaasad leh oo si xor iyo xalaal ah ugu dhexmarta labada dhinac. ๐Ÿค

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™SEMI-FINAL .  MATCH DAY TAYO SPORTS Vs MATAANAHA STUDIOXafiiska Warfaafinta eeSAHAL GAS FC
18/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™
SEMI-FINAL . MATCH DAY
TAYO SPORTS Vs MATAANAHA STUDIO

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

hattrick abdi kariim yare๐Ÿฅ‡โšฝโšฝ
17/03/2026

hattrick abdi kariim yare๐Ÿฅ‡โšฝโšฝ

man of the mach ๐Ÿฅ‡
17/03/2026

man of the mach ๐Ÿฅ‡

NATIIJADA KULANKII GALABTA ๐Ÿ†Waxaa galabta soo idlaaday kulan Semi-final ahaa oo  u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Grou...
17/03/2026

NATIIJADA KULANKII GALABTA ๐Ÿ†
Waxaa galabta soo idlaaday kulan Semi-final ahaa oo u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Group B ee Koobka Horyaal Ramadan Cup.
Ciyaar adag kadib, kooxda GMC ayaa ku badisay 3-0

waxayna si toos ah ugu soo baxeen Final. Dhanka kale, kooxda ROYAL MEDIA ayaa Gabi ahaanba isaga hartay Koobka sanadkan.

โฑ๏ธ FULL TIME
GMC 3 - 0 ROYAL MEDIA

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™SEMI-FINAL .  MATCH DAY ROYAL MEDIA Vs GMCXafiiska Warfaafinta eeSAHAL GAS FC
17/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™
SEMI-FINAL . MATCH DAY

ROYAL MEDIA Vs GMC

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™MATCH DAYTAYO SPORTS Vs DARYEEL FCXafiiska Warfaafinta eeSAHAL GAS FC
16/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™
MATCH DAY
TAYO SPORTS Vs DARYEEL FC

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

NATIIJADA KULANKII GALABTA ๐Ÿ†Waxaa galabta soo idlaaday kulan aad u xiiso badan oo u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Gro...
15/03/2026

NATIIJADA KULANKII GALABTA ๐Ÿ†

Waxaa galabta soo idlaaday kulan aad u xiiso badan oo u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Group B ee Koobka Horyaal Ramadan Cup.

Ciyaar adag kadib, kooxda GMC ayaa rigooreyaal 3-1 ku badisay, waxayna si toos ah ugu soo baxeen wareegga afar dhammaadka (Semi-finalka) ee Koobka Dhanka kale, kooxda GSU ayaa isaga hartay tartanka sanadkan.

โฑ๏ธ FULL TIME / PEN.
๐ŸŸข GMC 3 - 1 GSU ๐Ÿ”ด

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™MATCH DAYGMC Vs GSUXafiiska Warfaafinta eeSAHAL GAS FC
15/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP ๐Ÿ†๐ŸŒ™
MATCH DAY
GMC Vs GSU

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

Address

Dubai

Telephone

+252907604018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAHAL GAS FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share