Maxamed Biwaaye

  • Home
  • Maxamed Biwaaye

Maxamed Biwaaye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Biwaaye, Sports, .

Eed Mubarak
20/03/2026

Eed Mubarak

> “Wax kasta oo aad u baahan tahay, waan kuu joogaa. ❤️⚡️”Aabaha Lamine ayaa sidaasi yiri , dad badan waxey dhaheen duqa...
29/10/2025

> “Wax kasta oo aad u baahan tahay, waan kuu joogaa. ❤️⚡️”

Aabaha Lamine ayaa sidaasi yiri , dad badan waxey dhaheen duqa wuxuu leeyahay waxaad rabto soo qarin diyadooda aniga bixinayo

2034 Sacuudiga waxaa ay marti gelinayaan koobka Adduunka waxaana hada ay soo saareen mid kamid ah naqshada 15 garoon cus...
29/10/2025

2034 Sacuudiga waxaa ay marti gelinayaan koobka Adduunka waxaana hada ay soo saareen mid kamid ah naqshada 15 garoon cusub ay dhismahooda bilaabayaan 2027 dhameynayaana 2032

NEOM Sky Stadium ayaa la dhahaa garoonkaas oo dhulka wax badan ka fog,Wax cusub ayey dunida tusayaan balse waa cabsi cabsi ayey taagerayaasha leeyihiin

29/10/2025

Tuulada Ciyaaraha 🇸🇴

Kooxda Al-Nassr ee uu hoggaaminayo Cristiano Ronaldo ayaa si lama filaan ah uga hartay wareegga 16-aad ee Koobka Boqorka...
29/10/2025

Kooxda Al-Nassr ee uu hoggaaminayo Cristiano Ronaldo ayaa si lama filaan ah uga hartay wareegga 16-aad ee Koobka Boqorka Sucuudiga (King’s Cup) ❌🏆.

Tani waa dharbaaxo culus oo ku dhacday kooxda Al-Nassr, oo loo arkayay mid ka mid ah kooxaha ugu cadcad hanashada koobka, iyadoo ay hoggaaminayaan Ronaldo iyo xiddigo kale oo waaweyn sida Sadio Mané iyo Brozović.

Ka bixitaanka tartanka wuxuu sii kordhinayaa cadaadiska saaran kooxda iyo tababaraha, maadaama Al-Nassr ay rajaynayeen in koobkan uu noqdo mid ka mid ah fursadaha ay ku guuleysan karaan xilli ciyaareedkan.

28/10/2025

Garoonka Tuulada Ciyaaraha ee Muqdisho Baaquli Boy muxuu ka yiri Semi Finalka koobka degmooyinka

YAMAL oo Unfollow iga qabo dhahay Carvacal, Wiilka waa kala laabtay saaxiibtinimadii , malah xiisadooda xulka wa gaari d...
28/10/2025

YAMAL oo Unfollow iga qabo dhahay Carvacal, Wiilka waa kala laabtay saaxiibtinimadii , malah xiisadooda xulka wa gaari doontaa ?

Tuulada Ciyaaraha🇸🇴🫡
28/10/2025

Tuulada Ciyaaraha🇸🇴🫡

LA LIGA waalakala tagay Orodse ma ahan ayaa ka dhacday isbuucaan 5 DHIBCOOD oo NADIIF AH
27/10/2025

LA LIGA waalakala tagay Orodse ma ahan ayaa ka dhacday isbuucaan 5 DHIBCOOD oo NADIIF AH

Sedareme xagee marosaa 😂
26/10/2025

Sedareme xagee marosaa 😂

Araujo ayaa bench ga la dhigi doona Garcia kusoo bilaabanaya sidaas waxa sheegtay Mundo deportivo.
26/10/2025

Araujo ayaa bench ga la dhigi doona Garcia kusoo bilaabanaya sidaas waxa sheegtay Mundo deportivo.

Ronaldo & gool kale safarka kunka gool waa dhowyahay Goatka kaliya 50 gool ayaa uga harsan inuu gaaro rikoorkaasi
26/10/2025

Ronaldo & gool kale safarka kunka gool waa dhowyahay Goatka kaliya 50 gool ayaa uga harsan inuu gaaro rikoorkaasi

Address


Telephone

+252612796278

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Biwaaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Biwaaye:

  • Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Share