Heegan sports clup

Heegan sports clup Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Heegan sports clup, Sports Team, Qardho.

  h**e alle ayaa mahad leh oo garoonka nagashey anoo caafimad qabna  nagana soo sarey anago caafimaad qabna .Marka xigta...
28/01/2023

h**e alle ayaa mahad leh oo garoonka nagashey anoo caafimad qabna nagana soo sarey anago caafimaad qabna .
Marka xigta waxaan ciyaarney match friendly ah kulankaas oo an la ciyaarney dhigeena

Marka labada team waxay so bandhigeen ciyaar aad iyo aad ufican oo xamasadaysan Ciyaartaas oo ugu danbayntii natiijada ciyaartu ay kusoo idlaatey barbar dhac 1 iyo 1 ah.

Goosha waxaa noo xaqiijiyey lacib ⚽️ kubad qurux badan oo katimi garabka Mohamoud Meyman 🎯.

Intaas kadib waxaan soo bandhigney ciyaar wanaag aad ufiican walow aan guusha uqalanay se qadarta eebe ayaa wax waliba kudhaceen qadarta eebena waan ku qanacsanahay haseyeshe dadal naguma yarayn.

Ugu danbayn maamulka teamka iyo balayarinta kooxda oo dhan waxaan urajaynaynaa guulo kale oo badan inay garan .

Heegan sports clup waa magalada πŸ‘€β€οΈπŸ™πŸΎ

.

 Kooxda ayaa waxay dheelaysaa kulankeedi kowaad sanadka cusub  #2023 Waxaana la ciyaraynaa dhigeena   fc garowe. Goobta ...
28/01/2023



Kooxda ayaa waxay dheelaysaa kulankeedi kowaad sanadka cusub #2023

Waxaana la ciyaraynaa dhigeena fc garowe.

Goobta lagu dhelayo waa

Wakhtiga waa 15:30 AM.

waa qardhoβ€οΈπŸ™πŸΎ

.πŸ™πŸΎπŸ™πŸΎ

Address

Qardho

Telephone

+252906735942

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heegan sports clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heegan sports clup:

Share

Category