Qardho Staduim

Qardho Staduim kuso dhawaada Garoonka Casriga ah ee Qardho Stadium.

Permanently closed.
Hambalyo kooxda   oo ku Guulaysaty k**a damaysta koobki   ee u dhaxeeyay nadiyada magalada qardho, koobkaas oo ay so aga...
01/04/2025

Hambalyo kooxda oo ku Guulaysaty k**a damaysta koobki ee u dhaxeeyay nadiyada magalada qardho, koobkaas oo ay so agaasimtay Shirkada laguna Qabty Garoonka

03/04/2024

Bulsho fc vs Daamo

Kulan cayaar oo is dhexgal ah aya cawa 9ka fiidnimo ka dhacaaya Groonka Qardho St. Waxuna dhex maraaya koox wariyaal ah ...
29/04/2023

Kulan cayaar oo is dhexgal ah aya cawa 9ka fiidnimo ka dhacaaya Groonka Qardho St. Waxuna dhex maraaya koox wariyaal ah oo ka socda Casimada Muqdisho iyo dhalinyarada Magalada Qardho. Kaso qayb gal wanagsan asxbta.

Kulanka caawa ee koobka Ramadaanka iyo dhalinta cuslaaty waxa is wajahaaya AlFajri VS EAU. Kulankaan o ah kulamadi ugu d...
12/04/2023

Kulanka caawa ee koobka Ramadaanka iyo dhalinta cuslaaty waxa is wajahaaya AlFajri VS EAU. Kulankaan o ah kulamadi ugu danbeeyay GroupA. Kaso qayb gal wacan tageerayssha labada naadi.

Kulankii 3aad ee koobka Ramadaanka iyo Isdhexgalka Dhaliyarada vuslaaty wacu dhexmay Al Fajri vs Adkaarta waxayna guushu...
31/03/2023

Kulankii 3aad ee koobka Ramadaanka iyo Isdhexgalka Dhaliyarada vuslaaty wacu dhexmay Al Fajri vs Adkaarta waxayna guushu raacday kooxda AlFajri eacuna kulankaasi kuso dhamaady hanaan wanagsan. Aad bad u mahadsantihiin inta ku xiran pagka Garoknka Qardho Staduim.

KOOBKA RAMADAANKA EE MAGALADA QARDHOKulanki xalay waxu dhex maray  XINGOOD VS BIERTA DHEER waxuna kuso dhamaady XINGOOD ...
30/03/2023

KOOBKA RAMADAANKA EE MAGALADA QARDHO

Kulanki xalay waxu dhex maray XINGOOD VS BIERTA DHEER waxuna kuso dhamaady XINGOOD 7 : BIRTA DHEER 4 .
So dhawaada wllalayaal garoonka salaxa ee Qardho Staduim .

Waxa si heerkeedu sareeyo garoonka Qardho Staduim  uga furmay koobka Ramadaanka waxana kaso qayb galay munaasabada daah ...
29/03/2023

Waxa si heerkeedu sareeyo garoonka Qardho Staduim uga furmay koobka Ramadaanka waxana kaso qayb galay munaasabada daah furka masuuliyeen ka socda dawlada Puntland. Waxaana lagu daah furay laba naadi oo kala ah aliyoona vs EAU ( East Africa University) 10:3 guushuna ay ku raacdau team Aliyoona iyo camptan Maxamoud dhuubane.

Shaxda isku aadka koobka Ramadaanka.
28/03/2023

Shaxda isku aadka koobka Ramadaanka.

Asxbta ku xiran Barta aan FB ku leenahy waxan ku wargalinaynaa in Garoonka Qardho Staduim laga furaayo wareeg Ramadaanka...
27/03/2023

Asxbta ku xiran Barta aan FB ku leenahy waxan ku wargalinaynaa in Garoonka Qardho Staduim laga furaayo wareeg Ramadaanka ayna ku dheelayaan naadiya dhalinyarada Cuslaatay ah, ayna ka kala socdaan xafada kala duwan ee magalada Qardho.
Garoonka Qardho stduim waxu idiin diyaariyay adeeg aad ku qanacdaan waxi faahfahina kala xiir numbarada hoos ku qoran;
Tell: 0907735408 ama 0905830999

Kuso dhawaada Qardho Staduim Qiima jaban, jawi ku raali galinaayaAdeegyada aan idiin hayno waxa ka mid ah:⚽️   aad u cas...
14/12/2022

Kuso dhawaada Qardho Staduim
Qiima jaban, jawi ku raali galinaaya
Adeegyada aan idiin hayno waxa ka mid ah:

⚽️ aad u casri ah
🎮 Station4 si wacan u qalabaysan
🍽 aad ka helayso cabataano iyo cuna fudud

Si Guud waxan idin haynaa jawi qurxoon oo aad wakhti ku qaadato so dhawoow oo noqo sxbka gaarka ah ee Qardho staduim.

📞Waxaad Nagalso xiriirkartaan numbarada kala ah:0907735408 ama 7351917.

Kuso dhawaada qardho staduim.
07/12/2022

Kuso dhawaada qardho staduim.

Address

Qardho

Telephone

+252907351917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qardho Staduim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share