𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁

  • Home
  • Somalia
  • Mudug
  • 𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁

𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁 runsheeg

Full time:- Horseed (1:1) wadaagsan .......marka koowaad waxaan u mahad celinaynaa allaaH Oo kulankeenii galabta noogu s...
14/01/2023

Full time:- Horseed (1:1) wadaagsan .......

marka koowaad waxaan u mahad celinaynaa allaaH Oo kulankeenii galabta noogu soo dhameeyay si nabada marka labaadna waxaan u mahad celinaynaa dhamaan playeriinta Team-ka Oo mujiyay ka go'naansho Guuleed...........

Qadarku waa wax qoran marna nama seegayo
calafkuna waa halkiisa, dhalinyaro waad dadaasheen intii karaankiina ah......

insha allaaH waxaan rajaynaynaa in kulanka inoo dhiman uu noqdo kaan ku xaqiijin la hayn awoodeena iyo kartideena balanteenu waa dadaal ilaa ilbiriqsiga ugu danbeeya..........

Garsoor is blue💙💙💙

Address

Mudug

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share