Xirirka Kubadda Cagta Degmada berdale

Xirirka Kubadda Cagta Degmada berdale Halkan waa page ka saxda ee xirirka kubadda cagta degmada berdale.

Full-Time
31/01/2026

Full-Time

Kulanka Manta Midnimo Fc🆚️Sos Fc🏟Samow Stadium⏰️4:30
31/01/2026

Kulanka Manta
Midnimo Fc🆚️Sos Fc
🏟Samow Stadium
⏰️4:30

Filo goor dhow, Insha’Allah, tartan isboorti oo aad u xiiso badan kaas oo ka furmi Doona Degmada Berdaale ee G/baayTarta...
24/01/2026

Filo goor dhow, Insha’Allah, tartan isboorti oo aad u xiiso badan kaas oo ka furmi Doona Degmada Berdaale ee G/baay

Tartankan ayaa ah mid ka tarjumaya horumarka, midnimada iyo soo kabashada bulshada, isagoo si gaar ah u muujinaya kaalinta ay ciyaaruhu ka qaataan nabadda, wadajirka dhalinyarada iyo ka fogaanshaha falalka wax u dhimaya mustaqbalkooda.

Waxaa si mug leh u taabigalin doona mid kamid ah ganacsatada Degmada Berdaale oo kusugan magaalada Garoowe, tan oo caddeyn u ah isku xirnaanta bulshada, waddaniyadda ganacsatada, iyo doorka ay ku leeyihiin dhiirrigelinta horumarka dhalinyarada iyo isboortiga.

Degmada Berdaale maanta waxay si dhab ah cagta u saartay waddadii guusha iyo horumarka, iyadoo ka tallaabsaneysa caqabado h**e, una jihaysan mustaqbal ifaya oo ku dhisan nabad, karti dhalinyaro iyo horumar waara. Tartan noocan oo kale ah ma aha oo keliya ciyaar, balse waa fariin nabadeed, midnimo iyo rajo cusub oo loo dirayo bulshada.

Mahadnaq gaar ah waxaa mudan Maamulka Degmada Berdaale, dadaalkooda hagar la’aanta ah ee ku aaddan horumarinta isboortiga iyo xasilloonida. Sidoo kale, waxaa bogaadin iyo ixtiraam mudan shaqsiyaadka iyo ganacsatada dhiirrigelinaya sports-ka iyo nabadda, kuwaas oo door muuqda ka qaadanaya dhisidda jiil firfircoon, isku duuban, kana qeyb qaata horumarinta deegaankooda.

Berdaale maanta waa tusaale ifaya—berrina waxay noqon doontaa astaan guul, horumar iyo rajada dhalinyarada. 💪

Bismillah Marka h**e ilahay ayaa mahad iska leh Waxaa si sharaf leh inogu soo dhamaday tartankii u dhaxeyay Kooxaha ka d...
22/01/2026

Bismillah
Marka h**e ilahay ayaa mahad iska leh
Waxaa si sharaf leh inogu soo dhamaday tartankii u dhaxeyay Kooxaha ka dhisan Ee gobalka Bay Tartankina Waxa ku guleystay
HAMBALIYO HAMBALIYO 🏆⚽️

Kulanka Manta
21/01/2026

Kulanka Manta

Kulanka Manta Santos Fc🆚️Amaana Fc🏆Sama Final🏟Samow Stadium⏰️4:30 PM
18/01/2026

Kulanka Manta
Santos Fc🆚️Amaana Fc
🏆Sama Final
🏟Samow Stadium
⏰️4:30 PM

Address

Berdale Bay_somali
Mogadishu
SPORTS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xirirka Kubadda Cagta Degmada berdale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category