Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako

Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako TEAM XAAWO TAAKO

Kooxda Horyaal AkadeemiKa hor Kulanka eey waji doonaa Maanta dhigooda Xidigaha Akadeemi.  Guul Family Xaawo taako insha ...
11/02/2026

Kooxda Horyaal Akadeemi
Ka hor Kulanka eey waji doonaa Maanta
dhigooda Xidigaha Akadeemi.

Guul Family Xaawo taako insha allah

Taariikh: 10/2/2026Waxa Hambalyo mug leh U direena walalkeen SADAAM MAXAMUUD XUSEEN OO LOO MAGACAABAY  Guddoomiyaha Dhal...
10/02/2026

Taariikh: 10/2/2026

Waxa Hambalyo mug leh U direena walalkeen
SADAAM MAXAMUUD XUSEEN
OO LOO MAGACAABAY
Guddoomiyaha Dhalinyarada Waaxda Xaawo taako ee Degmada Balcad.
Waxa lee nahay alle hakula garab galo masuuliyada culus oo laguu Idmday.

FTSomtex AC     3 Duufaanta AC 1Tartanka Akadeemiyada Dagmada Balcad.Hambalyo Hambalyo Dhamaan ciyaartoyda iyo taageeray...
10/02/2026

FT
Somtex AC 3
Duufaanta AC 1
Tartanka Akadeemiyada Dagmada Balcad.
Hambalyo Hambalyo Dhamaan ciyaartoyda iyo taageerayasha Family Xaawo taako.

Xaawo Taako FC Vs B.StarSemi Final Horyaalka  Heerka 1aad Ee Degmada balcad.Family Xaawo taako Guul Insha Allah.
30/01/2026

Xaawo Taako FC Vs B.Star
Semi Final Horyaalka Heerka 1aad Ee Degmada balcad.

Family Xaawo taako Guul Insha Allah.

Kulamada Semi Finalka TartankaHeerka 1aad  Ee  Degmada Balcad            2025-2026Family Xaawo taako Sanadkaan Waa keeni...
27/01/2026

Kulamada Semi Finalka Tartanka
Heerka 1aad Ee Degmada Balcad
2025-2026
Family Xaawo taako Sanadkaan Waa keeni
Insha allah.

27/01/2026

Family Xaawo taako
Kulanka waxoo noo yahay Guul ama geeri.

Maanta waxaan sameenay tabarkeeni Maalinla Ahaa , anagoo si buuxda ugu diyaargarooweno  kulankeena Jimcaha ee Koobka Hee...
27/01/2026

Maanta waxaan sameenay tabarkeeni Maalinla Ahaa , anagoo si buuxda ugu diyaargarooweno kulankeena Jimcaha ee Koobka Heerka 1aad ee degmada balcad, ee aan la ciyaari doonno kooxda Star Balcad.
Guul insha Allah
Family Xaawo taako.
✊✊

Sawiro dheeri ah .......
18/01/2026

Sawiro dheeri ah .......

Sawiro dheeri ah............
18/01/2026

Sawiro dheeri ah............

Qeyb Ka mid ah Sawiradii  Shalay Ee Kulankii ;Xaawo Taako VS Buulo
18/01/2026

Qeyb Ka mid ah Sawiradii Shalay Ee Kulankii ;
Xaawo Taako VS Buulo

Xoogweynta "Xulka "Xaawo Taako Aya iska Xaadiriyay Seminalka Tartanka heerka 1aad ee degmada balcad
17/01/2026

Xoogweynta "Xulka "
Xaawo Taako Aya iska Xaadiriyay Seminalka
Tartanka heerka 1aad ee degmada balcad

Address

Balcad
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category