Horseed Sports Club 1971

Horseed Sports Club 1971 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed Sports Club 1971, Sports Team, Mogadishu.

Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Horseed Sports Club 1971

Halkan waxad ka heli dontaan macluumadkii ugu dambeyay, muuqaalada sawirrada iyo tababarka ciyartoyda

Wax kasta oo la xiriira Horseed waxad si toos ah uga heli doontaan boggan rasmiga ah 100%

Saddex kamid ah xiddigaha kooxda Horseed SC ayaa qayb ka ah safarka Kooxda Heegan SC oo gaartay Koonfurta Suudaan si ay ...
02/09/2026

Saddex kamid ah xiddigaha kooxda Horseed SC ayaa qayb ka ah safarka Kooxda Heegan SC oo gaartay Koonfurta Suudaan si ay ugu diyaar garowdo kulanka CAF Champions League ay la ciyaari doonta dhigeeda El Merikh SC.

Qaar kamid ah Gabdhaha kooxda kubadda cagta Horseed oo qayb ka ah xulka qaranka daโ€™doodu ka yartahay 15 jir ay dalkeenna...
02/09/2026

Qaar kamid ah Gabdhaha kooxda kubadda cagta Horseed oo qayb ka ah xulka qaranka daโ€™doodu ka yartahay 15 jir ay dalkeenna ku matalayaan tartanka African Schools Football Championship, oo berri ka furmaya magaalada Kigali ee dalka Rwanda.

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—”๐—ฆ๐—”๐—— ๐—”๐—ซ๐— ๐—˜๐—— Naadiga Horseed Sports Club wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ciyaaryahankeeda Asad Axmed, oo ma...
02/09/2026

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—”๐—ฆ๐—”๐—— ๐—”๐—ซ๐— ๐—˜๐——

Naadiga Horseed Sports Club wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ciyaaryahankeeda Asad Axmed, oo maanta ku xarooday munaasabadda Tababarka Leyli Sargaal ee TurkSom, si uu uga mid noqdo Saraakisha Mustaqbalka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaan ku faraxsanahay inaan aragno mid ka mid ah ciyaartoydeena oo qaaday tallaabo masuuliyad qaran.

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—”๐—ฆ๐—”๐—— ๐—”๐—ซ๐— ๐—˜๐——

๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐ ๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐ˆ๐’:Kooxda kubadda cagta Horseed SC waxay shaacinaysaa saxiixa Ciyaaryahanka lagu magacaabo ๐—ข๐—ฆ๐— ๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—™๐—œ๐—˜๐—” ๐—”๐—ฅ...
01/09/2026

๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐ ๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐ˆ๐’:Kooxda kubadda cagta Horseed SC waxay shaacinaysaa saxiixa Ciyaaryahanka lagu magacaabo ๐—ข๐—ฆ๐— ๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—™๐—œ๐—˜๐—” ๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก kaasi oo kooxda u saxiisay qandaraas laba sano ah.

Kusoo dhawaaw Kooxda Horseed๐Ÿ‘

๐Œ๐€๐†๐€๐‚๐€๐€๐๐ˆ๐’:Maamulka Naadiga HORSEED SC waxay shaacinayaan in macalimiinta kale ah.1:๐—ฆ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ::Loo magacaabay m...
31/08/2026

๐Œ๐€๐†๐€๐‚๐€๐€๐๐ˆ๐’:Maamulka Naadiga HORSEED SC waxay shaacinayaan in macalimiinta kale ah.

1:๐—ฆ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ::Loo magacaabay macalinka koowaad ee kooxda kubadda cagta gabdhaha Horseedโšฝ๏ธ(Coach)

2:๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฒ:Macalin ku xigeenka kooxda gabdhaha Horseed.(Assistant Coach)

Shaqo wacan๐Ÿ‘๐Ÿ’ช

๐Ÿ‘HAMBALYO da,yarka Kooxda kubadda cagta Horseed SC  Aana Pox ayaa ku guuleestay abaal marinta da,yarkii ugu wanaagsanaa ...
30/08/2026

๐Ÿ‘HAMBALYO da,yarka Kooxda kubadda cagta Horseed SC Aana Pox ayaa ku guuleestay abaal marinta da,yarkii ugu wanaagsanaa horyaalkii dhamaaday ee heerka koowaad, abaal marintaasi ay bixiyaan xiriirka kubadda cagta Somalia

Aana Pox๐Ÿšจ YOUNG PLAYER OF THE SEASON 25/26 ๐ŸŒŸ๐Ÿ†

SAWIRRO:Wiilasha Kubadda Kolayga Naadiga Horseed SC ayaa guul wayn ka gaartay dhigeeda OFC Tartanka Koobka Jenaraal Daaโ€™...
28/08/2026

SAWIRRO:Wiilasha Kubadda Kolayga Naadiga Horseed SC ayaa guul wayn ka gaartay dhigeeda OFC Tartanka Koobka Jenaraal Daaโ€™uud 2026๐Ÿ’ช

๐Ÿ€ KOOBKA JENARAAL DAAโ€™UUD 2026

๐Ÿ† NATIIJADA CIYAARTA

๐Ÿ”ฅ HORSEED 76 ๐Ÿ†š 46 OFC

SAWIRRO:Wiilasheena tababar joogta ah ayay wali ku jiraan!
23/08/2026

SAWIRRO:Wiilasheena tababar joogta ah ayay wali ku jiraan!

SAWIRRO:.Tababarkeenii ayaa dib u bilowday diyaar garowga xilli ciyaareedka soo socda!!
22/08/2026

SAWIRRO:.Tababarkeenii ayaa dib u bilowday diyaar garowga xilli ciyaareedka soo socda!!

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Sports Club 1971 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category