Abdi shaakir Ali

Abdi shaakir Ali kusoo dhawaaw barta rasmiga ah ee shaakir sports,halkaan waxaad kala socon doontaa wararka ciyaaha.

Kubadu waji malahan waa kaas legend kii luka Modric ahaa Waxa uu qaatay sanad xun, waliba waxa uu tagay, isga ooka xun b...
12/07/2025

Kubadu waji malahan waa kaas legend kii luka Modric ahaa
Waxa uu qaatay sanad xun, waliba waxa uu tagay, isga ooka xun bixiddiisa xilligan.
Goodbye ๐Ÿ‘‹

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐ŸšจWarar aan rasmi ahyn ayaa sheegaya in manchester City ayaa muujisay xiiso ay u qabto goolhayaha Andrรฉ ter Stegen! ๐Ÿงค๐Ÿ’™G...
12/07/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐ŸšจWarar aan rasmi ahyn ayaa sheegaya in manchester City ayaa muujisay xiiso ay u qabto goolhayaha Andrรฉ ter Stegen! ๐Ÿงค๐Ÿ’™

Goolhayaha reer Jarmal ayaa raadinaya koox cusub kaddib markii loo sheegay inuusan la bilaabi doonin xilli ciyaareedka cusub ee Barcelona. ๐Ÿ˜ณ

Waxaa suuragal ah inuu ku biiro kooxda Pep Guardiola haddii wadahadalladu si fiican u socdaan.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐Š๐” ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡: Kooxda Liverpool ayaa xiiseynaysa saxiixa Rodrygo, sida ay warinayso Diario AS! ๐Ÿคฏ๐Ÿ’ฃReds waxay doon...
12/07/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐Š๐” ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡: Kooxda Liverpool ayaa xiiseynaysa saxiixa Rodrygo, sida ay warinayso Diario AS! ๐Ÿคฏ๐Ÿ’ฃ

Reds waxay doonayaan inay xiddiga reer Brazil ka soo qaataan Real Madrid โ€” waxaana la sheegayaa in qorshe rasmi ah uu socdo.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐‘๐€๐’๐Œ๐ˆ ๐€๐‡! Gianni Infantino ayaa xaqiijiyay in Donald TRUMP uu ka soo qayb geli doono final-ka Club World Cup-ka ee u ...
12/07/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐‘๐€๐’๐Œ๐ˆ ๐€๐‡! Gianni Infantino ayaa xaqiijiyay in Donald TRUMP uu ka soo qayb geli doono final-ka Club World Cup-ka ee u dhexeeya Chelsea iyo PSG.

"Madaxweyne Trump wuxuu imaan doonaa final-ka. Wuxuu jecel yahay kubadda cagta," ayuu yiri Infantino.
Xigasho Fabrizio romano

Tan iyo markii uuka tagay messi Barcelona waxa uu ku guuleystay 4kaab Halka Barcelona ay ku guuleysatay 5kaab โค๏ธ๐Ÿ’™
12/07/2025

Tan iyo markii uuka tagay messi Barcelona waxa uu ku guuleystay 4kaab
Halka Barcelona ay ku guuleysatay 5kaab โค๏ธ๐Ÿ’™

๐Ÿšจ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†: Andrรฉ Onana ayaa dhaawac muruqa dambe ee bowdada (hamstring) ah soo gaaray, wuxuuna seegi doonaa xiliga isdiya...
12/07/2025

๐Ÿšจ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†: Andrรฉ Onana ayaa dhaawac muruqa dambe ee bowdada (hamstring) ah soo gaaray, wuxuuna seegi doonaa xiliga isdiyaarinta xilli ciyaareedka (pre-season)! ๐Ÿค•โš ๏ธ

Goolhayaha ayaa la dhibtoonayay dhaawac toddobaadkan, waxaana la filayaa inuusan heli doonin ciyaaro dhowr toddobaad ah, sida uu qoray Telegraph.

Manchester United waxay go'aan ka gaari doontaa arrimaha goolhayeyaasha dhawaan.

Xigasho Fabrizio romano

๐ŸšจโŒ Agaasimaha Barcelona Deco ma qancin fikradda ah in la soo saxiixdo Marcus Rashford, sida uu sheegayo wargeyska AS! ๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ‘€...
12/07/2025

๐ŸšจโŒ Agaasimaha Barcelona Deco ma qancin fikradda ah in la soo saxiixdo Marcus Rashford, sida uu sheegayo wargeyska AS! ๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ‘€

Deco ayaa la rumeysan yahay inuusan u arkin Rashford inuu yahay ciyaaryahan ku habboon qorshaha kooxda.

Xigasho Fabrizio romano

๐ŸšจโŒ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†: Tababare Flick ayaa si cad ugu sheegay Ter Stegen in uusan ahayn goolhayaha koowaad xitaa kan labaadna m...
12/07/2025

๐ŸšจโŒ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†: Tababare Flick ayaa si cad ugu sheegay Ter Stegen in uusan ahayn goolhayaha koowaad xitaa kan labaadna ma ahan, sida uu sheegay Cope. ๐Ÿ––๐Ÿป

Tani waa war culus oo saameyn weyn ku yeelan kara mustaqbalka Ter Stegen ee xulka Jarmalka.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ’ฃ ๐–๐€๐‘ ๐Š๐” ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†: Roony Bardghji ayaa si rasmi ah u saxiixay qandaraaskiisa uu kula biirayo BARCELONA, waa la xaqiijiy...
12/07/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿ’ฃ ๐–๐€๐‘ ๐Š๐” ๐ƒ๐„๐† ๐ƒ๐„๐†: Roony Bardghji ayaa si rasmi ah u saxiixay qandaraaskiisa uu kula biirayo BARCELONA, waa la xaqiijiyay! โค๏ธ๐Ÿ’™โœ๏ธ

Barcelona ayaa helaysa ciyaaryahan dhalinyaro ah oo karti leh, waxaana la filayaa inuu mustaqbal weyn ku yeesho kooxda.

๐Ÿšจโš ๏ธ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐†!! Nottingham Forest ayaa diyaarinaysa dacwad ay u gudbiso Premier League sabab la xiriirta heshiiska Mor...
11/07/2025

๐Ÿšจโš ๏ธ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐†!! Nottingham Forest ayaa diyaarinaysa dacwad ay u gudbiso Premier League sabab la xiriirta heshiiska Morgan Gibbs-White uu ugu biiray Tottenham.

Kooxda Forest ayaa ka shaqaynaysa tallaabo sharci ah, iyaga oo aaminsan in Tottenham ay si sharci-darro ah ula xiriirtay ciyaaryahanka, sida uu sheegay warbixin uu baahiyay Sky Sports.

Arsenal iyada inkaar baa ku dhacday Shalay Raheem Sterling Maanta noni Madueke.
11/07/2025

Arsenal iyada inkaar baa ku dhacday
Shalay Raheem Sterling
Maanta noni Madueke.

Address

Bahdo
Mogadishu
614535247

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi shaakir Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category