Garoonka ciyaraha

Garoonka ciyaraha Boggaan wuxuu idinla wadaagi doonaa wararka falanqaynta iyo xiisaha ciyaaraha dibadda iyo goals

🏟️ KulankaTartanka: FIFA Club World Cup 2025 – Semi FinalGoobta: MetLife Stadium, New Jersey, USAWaqtiga: Caawa 3:00 pm ...
09/07/2025

🏟️ Kulanka
Tartanka: FIFA Club World Cup 2025 – Semi Final
Goobta: MetLife Stadium, New Jersey, USA
Waqtiga: Caawa 3:00 pm ET (10:00 fiidnimo waqtiga Muqdisho)
🔥 Kooxaha & Xaaladdooda
PSG (Paris Saint-Germain)
Qaab ciyaareed 9 guulood 10 kulan ee ugu dambeeyay
Dhibaatooyin ciyaarta
Difaacyada qaar maqn Sida Lucas Hernández & Pacho ma ciyaarayaan.
Ousmane Dembélé vs Mbappé
ciyaartoda halista ah Vitinha Mbappé Fabián Ruiz Dembélé
Real Madrid
Ganaaxyo & Dhaawacyo:
Dean Huijsen ganaaxan.
Difaac & khad dhexe isbedel xooggan Inuu ku imaado la filaa
Weerar Viní Jr & Güler ama Gonzalo García haddii Mbappé diyaar yahay, waxaa laga yaabaa inuu la bilaabo Real kulankiisa ugu horreeya!
💬 Taageerayaalow: Maxaad Filaysaa?
➡️ PSG mala soo af jari donaa?
➡️ kulankaan wuxu go’aamin doona laacibka sanadka?
Ku soo dhawaada boggaan cusub ee ciyaaraha halkan waxaad ka heli doontaan
📰 Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha
🗣️ Falanqayn iyo dood
📸 Sawirro iyo muuqaal xiiso leh
🎯 Tartamo kooxo ciyaartoy iyo taariikh!
Waxaa ka codsanayaa inaad like iyo follow saarato si aad ula socoto wax walba oo ciyaareed

Waa kuwan xaqiiqooyinka saxda ah ee ciyaartii Chelsea 2–0 Fluminense ee dhacay 8 July 2025, semi-finalka Club World Cup:...
09/07/2025

Waa kuwan xaqiiqooyinka saxda ah ee ciyaartii Chelsea 2–0 Fluminense ee dhacay 8 July 2025, semi-finalka Club World Cup:

✅ Natiijada Rasmiga ah:
• Chelsea 2 – 0 Fluminense
• 📍 Stadium, east rutherford New Jersey united states

⚽ Goolasha:
1. 18 Joao Pedro (Chelsea)
→ Wuxuu dhaliyay gool qurux badan .
2. 56 Joao Pedro (chelsea) assist by enso
→ wuxu dhaliyay gool kle Oo qurux badn


→ saas waxaa finaalka ku gaary koxda chelsea



🏁 Gabagabo:

Chelsea waxay ciyaarta u maamushay si xirfad leh Intaas ka dib Chelsea ayaa si fudud uga takhalusaan fluminense Waxay hadda u gudbeen final-ka FIFA Club World Cup 2025, waxeena sugayaan inay la ciyaaraan mid ka mid kooxaha Real Madrid ama PSG

Salaan Kubadeed 👋⚽Ku soo dhawaada boggaan cusub ee ciyaaraha  halkan waxaad ka heli doontaan📰 Wararkii ugu dambeeyay ee ...
09/07/2025

Salaan Kubadeed 👋⚽
Ku soo dhawaada boggaan cusub ee ciyaaraha halkan waxaad ka heli doontaan
📰 Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha
🗣️ Falanqayn iyo dood
📸 Sawirro iyo muuqaal xiiso leh
🎯 Tartamo kooxo ciyaartoy iyo taariikh!

Waxaa ka codsanayaa inaad like iyo follow saarato si aad ula socoto wax walba oo ciyaareed

Mahad sanid

Address

Karaan
Mogadishu
JH09010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garoonka ciyaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share