N B C Academy

N B C Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from N B C Academy, Soccer Stadium, NBC/Hodan, Mogadishu.

🚨 WAR DEG-DEG AH 🚨NBC ACADEMY waxay soo xulanaysaa ciyaartooy cusub!⚽ Ma leedahay kartida ciyaartoynimo?πŸ“ Kusoo biir imt...
06/07/2025

🚨 WAR DEG-DEG AH 🚨
NBC ACADEMY waxay soo xulanaysaa ciyaartooy cusub!
⚽ Ma leedahay kartida ciyaartoynimo?
πŸ“ Kusoo biir imtixaanka furan todobaadkan!l
06/07/2025
20/07/2025

Draw
05/06/2025

Draw

Goal Ac  vs NBC Ac Friend match Ahmed guray stadium 🏟️ T:4:30AM
04/06/2025

Goal Ac vs NBC Ac
Friend match
Ahmed guray stadium 🏟️

T:4:30AM

Dhamaan Ciyaartooyda iyo macaliinta kooxda ogeysiinayaa in waqti aalmiitada la'ilaaliyo si wax qabad wacan aan uga samee...
27/04/2025

Dhamaan Ciyaartooyda iyo macaliinta kooxda ogeysiinayaa in waqti aalmiitada la'ilaaliyo si wax qabad wacan aan uga sameeno toobarka maanta.

NBC Academy oo gaartay guushii ugu horeysay. I.a guul intaan ka badan iyo maalmo qurxoon ee soo socdaan ayaa rajo ka qab...
26/04/2025

NBC Academy oo gaartay guushii ugu horeysay. I.a guul intaan ka badan iyo maalmo qurxoon ee soo socdaan ayaa rajo ka qabtaa. Guul guul NBC Academy.

Kulanka galabta NBC Academy VS Qodxaalay Academy.Ciyaarta waxaa ladheeli doonaa 5 galabnimo hada daqiiqado yar lee ka ha...
26/04/2025

Kulanka galabta NBC Academy VS Qodxaalay Academy.
Ciyaarta waxaa ladheeli doonaa 5 galabnimo hada daqiiqado yar lee ka haray dhamaan taageerayasha NBC Academy iyo gudiga kooxda waxaan ku sugeenaa garoonka i.a.

Jimco mubaarak dhamaan muslimiinta daafaha dunida kala joogaa iyo bahda sport tiga jecel waxaan idin leenahay farxad nag...
25/04/2025

Jimco mubaarak dhamaan muslimiinta daafaha dunida kala joogaa iyo bahda sport tiga jecel waxaan idin leenahay farxad nagula qaata maalmaha cudoon.

Forca N.B.C AcademyπŸ”₯πŸ––

N.B.C Academy wexee diyaarineysaa jiil cusub oo lagu faani doono i.a .Jiilkaan dahabiga eh waxaa loo diyaarinayaa ilaa i...
20/04/2025

N.B.C Academy wexee diyaarineysaa jiil cusub oo lagu faani doono i.a .
Jiilkaan dahabiga eh waxaa loo diyaarinayaa ilaa iyo heer qaran inee gaaraan.
Forca NBCπŸ––βœŠοΈ

Address

NBC/Hodan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when N B C Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category