Hakaba Sports Club

Hakaba Sports Club Naadiga Hakaba It's a great team based in Burhakaba Town At Region Bay South West State of Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‘ πŸ‘.

Ilaahey Hakuu Naxriisto Walaal.Aan Usoo Duceyno Sxb keenna  Waa Tababarihii Kooxda     .Maamulka iyo Cayaartoyda Kooxda ...
28/04/2026

Ilaahey Hakuu Naxriisto Walaal.
Aan Usoo Duceyno Sxb keenna
Waa Tababarihii Kooxda .
Maamulka iyo Cayaartoyda Kooxda Waxaa Ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, asxaabta iyo Dhammaan bahda Cayaaraha Ee uu maanta ka baxay Alle ha Unaxariistee Walaalkeenna Tababare Abdi Soomaali, oo ahaa tababarihii 1aad ee kooxda Daaru-Salaam.
Ilaahey ha u naxariisto marxuumka, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo.
Aamiin πŸ€²Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ§Ω…ΩŠΩ† يارب Ψ§Ω„ΨΉΨ§Ω„Ω…ΩŠΩ† 🀲
Hakaba Sports Club

  &     &   Bye bye πŸ‘‹πŸ‘‹πŸ‘‹πŸŒ§πŸŒ§πŸŒ§ 🌧🌧   Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ―Ω„Ω„Ω‡ 🌧🌧🌧🌧Waan Roobeysaney ❀ 🀲🀲🀲.  &     &   Bye bye πŸ‘‹πŸ‘‹πŸ‘‹πŸŒ§πŸŒ§πŸŒ§ 🌧🌧   ...
14/04/2026

& & Bye bye πŸ‘‹πŸ‘‹πŸ‘‹
🌧🌧🌧 🌧🌧 Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ―Ω„Ω„Ω‡ 🌧🌧🌧🌧
Waan Roobeysaney ❀ 🀲🀲🀲.
& & Bye bye πŸ‘‹πŸ‘‹πŸ‘‹
🌧🌧🌧 🌧🌧 Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ―Ω„Ω„Ω‡ 🌧🌧🌧🌧
Waan Roobeysaney Hakaba Sports Club

Laacib keenna Abduqadir Aadan Eenow Benteke In Aan Heerkaan Soo Gaaro Waxaan Usoo maray Halgan dheer Oo Aad U Adag .Best...
25/02/2026

Laacib keenna Abduqadir Aadan Eenow Benteke
In Aan Heerkaan Soo Gaaro Waxaan Usoo maray Halgan dheer Oo Aad U Adag .
Best πŸ‘Œ player & Also Best striker πŸ‘ πŸ‘Œ πŸ™Œ.
Guulo padan Sxp keenna Banteee βš½οΈπŸ’―πŸ†πŸ₯‰πŸ’ž.

20/02/2026

Ma jiro Super πŸ‘Œ Star 🌟 Kale Legend Benteke πŸ™Œ.

Ψ±Ω…ΨΆΨ§Ω† Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ πŸŒ™Maamulka iyo Cayaartoyda Hakaba Sports Club  Waxaa Ay Dhammaan Muslimiinta Dunida, gaar ahaan Ummadda Sooma...
17/02/2026

Ψ±Ω…ΨΆΨ§Ω† Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ πŸŒ™
Maamulka iyo Cayaartoyda Hakaba Sports Club Waxaa Ay Dhammaan Muslimiinta Dunida, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, Ugu hambalyeynayaan Bisha barakaysan ee Ramadan.
Waa Bil kheyr, Naxariis iyo is-cafis, bil lagu xoojiyo iimaanka iyo midnimada bulshada.
Ilaahay ha inaga Aqbalo Soonka iyo Cibaadada🀲🀲🀲🀲
Ramadan πŸŒ™Mubarak πŸ’―πŸŒ™Family

11/01/2026

Hakaba stars 🌟 πŸ’―πŸŸβ™₯οΈπŸ’–β€οΈβš½οΈ

Match Tomorrow ⚽️.insha Allah Hakaba Vs Bishacas
30/12/2025

Match Tomorrow ⚽️.
insha Allah
Hakaba Vs Bishacas

Football has 3 phases: Win, Lose and Draw.We took 3 steps, One of them thank to Family HakabaπŸ’―β™₯οΈβš½οΈπŸ†.
24/12/2025

Football has 3 phases: Win, Lose and Draw.
We took 3 steps, One of them thank to Family HakabaπŸ’―β™₯οΈβš½οΈπŸ†.

Guuleysaneynaa berri insha Allah. Hakaba Vs Madaalayaasha.
23/12/2025

Guuleysaneynaa berri insha Allah.
Hakaba Vs Madaalayaasha.

Address

Small Market Burhakaba
Buurhakaba

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hakaba Sports Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share