SYL..armaan SP

SYL..armaan  SP mele

27/01/2026

Xabi Alonso LIVERPOOL xagaaga soo socda macalinkooda cusub iney ka dhigtaan ayey rabaan hadii Natiijada ay toosi weysana hada ayey Slot ku badalayaan

26/01/2026

๐Ÿšจ Michael Carrick: "Aniga ima qaadanayo".

"Waxaan helnay ciyaaro ka weyn oo soo socda, sababtoo ah ciyaar kasta oo soo socota waa ciyaarta ka weyn."

26/01/2026

๐Ÿšจ | ๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: Xabi Alonso ayaa HAA ku yidhi Liverpool.

๐Ÿ‘€๐Ÿ”ดNasiib daro, naadigu waxba ma waydiin isaga.

26/01/2026
14/10/2025
*Sidee Ugu Faaideysan Karnaa 10  Dambe Ee Ramadan1: Habeenkasta Kamid ah 10 Dambe *Aqri Suurada Al-Ikhlaas 3 jeer**{ ู‚ู„ ...
20/03/2025

*Sidee Ugu Faaideysan Karnaa 10 Dambe Ee Ramadan

1: Habeenkasta Kamid ah 10 Dambe *Aqri Suurada Al-Ikhlaas 3 jeer*
*{ ู‚ู„ ู‡ูˆ ุงู„ู„ู‡ ุงุญุฏ }*
๐ŸŒน Haddii ilaahey Ku waafajiyo *Leylatul Qadri* Waxay Lamid Noqoneysaa *Qof 83 Sannadood Habeen walba Qur'aanka Dhameeyey.*
2: Habeen walba Oo Kamid ah 10 Dambe *Tuko 2 Rakcadood Oo Kutuko 100 aayadood,* *Nabiga Scw Wuxuu yiri: Qofkii Salaad Kutukada 100 aayadood Waxaa Lagu Qoraa ุงู„ู‚ุงู†ุชูŠู†.*

๐ŸŒน Waxaa lamid Noqoneysaa Sida *Qof 83 Sanno Habeen walba Utaagnaa Leylatul Qadri.*
3: Habeen walba 10 dambe Kamid ah *Sadaqeeso 1 Shilin Oo Soomaali ah Allah Kadhigee,*

๐ŸŒน Haddii *ilaahey Sw* Ku waafajiyo *Leylatul Qadri Waxay Lamid Noqoneysaa sida Qof 83 Sanno Sadaqaysanayay.*

4: Aqri 10 Habeen Ugu dambeeya Ramadaanka *aayadaha ugu dambeeya Suurada Al-Baqarah*

๐ŸŒน Haddii ilaahey Ku waafajiyo habeenkaa Leylatul-Qadri *Waxaa laguu qorayaa Qiyaamu Leyl 30,000,00 Sanno ah.*

๐ŸŒน Wuxuu Dhahay *Nabiga Scw: { Qofkii aqriya habeen walba aayadaha Ugu dambeeya ee Suurada Al-Baqarah iyaga Kufilan.*}

5: Aqri Habeen walba oo kamid ah 10 dambe:-
*ู„ุง ุงู„ู‡ ุงู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ.*
๐ŸŒน Haddii ilaahey Ku waafajiyo Habeenka *Leylatul-Qadri* Waxay Lamid Noqon *Qof Xoreeyey 300,00 Qoor 1 Qoor Naartaa laga Xoreenaa.*

6: Habeen walba Oo 10 dambe Ee ramdaanka kamid ah Aqri:
*ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู„ู…ุณู„ู…ูŠู† ูˆุงู„ู…ุณู„ู…ุงุช ูˆุงู„ู…ุคู…ู†ูŠู† ูˆุงู„ู…ุคู…ู†ุงุช ุงู„ุฃุญูŠุงุก ู…ู†ู‡ู… ูˆุงู„ุฃู…ูˆุงุช.*
๐ŸŒน Haddii ilaahey Ku waafajiyo Habeenka Leylatul-Qadri *Waxaa Laguu qorayaa ajar ah 6,000,000,00 Bilyan ah.*

7: Dheh *100 Mar ุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡* Haddii ilaahey Ku waafajiyo Habeenka *Leylatul-Qadri* *Waxaa laguu qorayaa 30,000,00 ajar ah Waxaana lagaa Tirayaa 30,000,000 Dembi ah.*

_Haddii Halkaan Soo Gaartay *ilaahey Umahadnoq Kuna Sali Nabiga Scw*_

*Sidaa Kheerka Kula Jeclaaday adigane Ula jecloow Walaalkaaga ama Walaashaada Muslimada ah.*

```Allah Nawaafajiyo Leylatul-Qadri.

31/12/2024

Follow me

Address

252
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL..armaan SP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category